
1 minute read
4. Socdaalkii Xidhiidhka Qalaaba Rogodka ee Dalka Djabouti
12
4. Socdaalkii Xidhiidhka Qalaaba Rogodka ee Dalka Djabouti
Advertisement

Waxa uu socdaalkii ugu baxay dalka djabouti mudo lix cisho oo uu ugu baxay guddoomiyaha xidhiidhka lagdanka iyo qalaamarogodka ee wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland kaasi oo loogu soo gabageyey tababar kaasi oo ku saabsanaa ciyaaraha loo yaqaano judo ama lagdanka . Kullanka ka hor waxa kulan wada qaatay madaxda waasarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ee djabouti oo horkacayo agaasimaha guud ee wasaarada djabouti iyo madaxda xidhiidhka ee somalialnd kuwaasi oo kawada hadlay sidii looga wada shaqeyn lahayn horumarinta waaxayaha kala duwan ee wasaaradaha labada dal. Isna waxa kulanka ka qayb ahaa gudoomiyaha ciyaaraha judoga ee dalka djabouti mudane faysal cabdiraxmaan rakuub oo isna ka sheekeeyey xidhiidhka kala dhexeeya wasaarada dhalinyarada ciyaaraha Somaliland gaar ahaan waaxda judoga.
Gudoomiayaha xidhiidhka ayaa ka qayb galay laba tartan oo lagu qabtay djabouti oo lagu soo bandhigayey
