
1 minute read
MMU oo looga mahadceliyay kaalintii aay ka geeysteen
SASCA News
URURKA SASCA ayaa shahaadad-sharaf gudoosiiyey mid ka mid ah macalimiinta qaybta saxaafda ee jaamacada Manchester Metropolitan.
Advertisement
inay tahay mid sii dhiiri-galinaysa oo aanu awoodiisa waxba kala hadhidoonin taageeradiisa wargayskan.
hiimada ay leedahay Cilmi-baadhisaha noocan oo kale ah ayaa yidhi; “ Marka hore hadii aan dhibaatada la ogaan way adagtahay in dhibaatada xal loo helo. Sidaasidarteed ayey cilmi-baadhistan muhiim u tahay.” ka horeysay oo ay ka qaybqaateen 12 xog-doone oo soomaali ah, kuwaas tababar ka helay qaybta bulshada ee jaamacada Manchester Metropolitan.
Maclinka oo lagu magacaabo Dave popter ayaa shaahada la gudoonsiiyey ku mutaystay sida uu uga qayb-qaatay aasaaska iyo socodsiinta howlaha sddex biloodlaha ah ee wargayska SASCANEWS.
M. jaylaani oo ka hadyey mi-
Xog-ururintan ayaa soo bandhigtay cadeemo muujinaya in dadka daryeelayaasha ah intooda badani aanay helin wax tababara oo ku saabsan howlahooda, isla markaana xaanada ay u fidinayaan ehelkooda ay u arkaan arrin ku waajib ah, balse aan ay shaqo ahayn. Daryeelayaasha la waraystay ayaa boqolkiiba shan iyo lixdan 65% ka midi ay sheegeen in ay ku adtahay helitaan wararka iyo macluumaadka ku saabsan xuquuqdooda iyo howlahooda shaqo, kuwaas oo xusay siday muhiim u tahay in la helo meelo bulsho oo lagu kulmo laguna ilaaliyo fayo-dhowrka jidheed.
Mr. Dave waxa kale oo uu sheegay in intii uu la shaqaynayey SASCA ay u ahayd fursan muhiim ah oo uu wax badan kaga bartay dhaqanka dadka Soomaalida.
Gudoomiya SASCA, Maxamed Jaylaani oo ka hadlayey xaflad loo sameeyey xuska wargayskan ayaa maclin Dave ku amaanayn sida hagar la’aanta ah ee uu uga qayb qaato howlaha wargayskan. Waxaanu in marwalba SASCA ku xasuusnaandoto .
Mr. Jaylaani ayaa ka oo xusay in iyaga iyo jaamacada Manchester Metropolitan ay soo wada qabteen mashaariic badan kuwaas oo uu tilmaamay in ay dhamaantood guulaysteen.
Mr. Dave oo isna hadal kooban ka jeediyey gudoonkii shahaadadan ayaa tilamaamay sida uga faraxsanyahay abaalmarintan, isla markaana waxa uu xusay waxbarashada
DUGSIGAN oo lagu magacaabo urrurka midnimada ee Bolton ku yaala ayaa waxaa laga caawiyaa boqolaal carruur ah oo ku nool magaaladan
Bolton, dadooduna u dhaxeeyso 6 ilaa 16 jir si ay horrumar ka sameeyaan waxbarashada xaga GCSE ah.
Dugsigan ayaa waxa uu la shaqeeyaa jaamacada
Bolton waxaana sabab u ahaa in la aas aaso kadib markii aay soo baxday cilmi baaris sheegeeysa in 40% oo kaliya carruurta ka soo jeeda
Geeska Africa oo aay ku jiraan carruurta Soomaalida ay gaaraan heerka A ilaa C waxbarashada dugsiyada sarre .
Dugsigan ayaa waxa ku guuleeystay sanad gudahii in kor loo qaado waxbarashada carruurta oo ay gaadho 6% kuwa helo natiijo wanaagsan.