1 minute read

Xogurrurin lagu ogaaday in daryeelayaasha Soomaalida Xuquuq ka maqantahay

XAFLAD balaadhan oo ay ka soo qayb-galeen masuuliyiin iskugu jiray golaha deegaan Manchester iyo bulshada aan dowliga ahayn iyo marti-sharaf kale ayaa uu dhawaan Ururka SASCA ku soo bandhigay xog-ururin ku si qoto-dheer uga hadlaysa dhibaatooyinka iyo caqabadaha haysta daryeelayaasha (Carers) magaalada Manchester.

Cilmi-baadhistan oo si toos ah u taabanaysay arrimaha soo wajaha daryeelayaasha, ayaa waxa Xog-ururintayda ka qayb-qaatay 65 taboruce oo ka mid ah bushada soomaalida ee magaalada Manchester.

Advertisement

Gudoomiya SASCA, Maxamed Jaylaani oo ka hadlayey xaflad loo sameeyey daafurka xog-ururintan ayaa sheegay in aanay cilmi-baadhistan ahayn tii u horeysay ee ururkoodu sameeyo, balse ay hore u sameeyeen mid tan

by Mohamed Wadi

This article is from: