1 minute read

‘Ka qeybqaado dib u dhiska Somalia’

Baaqa la taliyaha dowlada uu u diray Somalida Degan Manchester

MUDANE Salaad Ali Jeele. Salaad

Advertisement

Ali Jeele waa lataliyaha Madaxweynaha Somaliya xaga arimaha Siyaasadda.wuxuu boqasha ku yimid wadanka UK gaar ahaan magaaladaan.

Waxaana casuumaad u fidiyay Jaliyadda Soomaliyeed Manchester ee (SASCA)

Wuxuu Jaliyadda Soomaaliyeed ee

Manchester warbixintii ka siiyay xaaladda

Soomaaliya meesha mareeyso iyo horu- markii dalka gaarey, wuxuu Jaliyadda

Soomaaliyeed ee reer Manchester ku bararujiyay sdii i ay u soo jeesan lahaa yeen ka qebgalka dhismaha dalkooda Hooyo.

Mudane Salaad Jeele wuxuu mahad bilaaran u jeediyey Jaliyadda reer Manchester sida wanaagsan loo soo dhaweeyey .

Guddoomiyaha Daladda Jalidiyaha reer

Manchester (SASCA) Dr Nohamed Jeilani

Mohamed wuxuu Mudane Salaad Ali Jeele godoonsiyry Shahaada Sharaf magaca.

Jaliyadda ee reer Manchester, ka dibna ka codsaday inuu salaam dhiiran ka gaarsiiyo Madaxweenaha Soomaaliya asagoo ku hadlaayo magaca jaaliyada

Manchester .

INSIDE: SEE MY DUNYA - 3D MOGADISHU - SASCA CASE STUDIES - DEGMO

Degmo waxaad ka heleysaa dhaqanka dalkaaga

WAA Sanadkii 10aad eey fuuran tahay DEGMO, Hamish iyo Nell Wilson waxay ku soo dhaweynayaan xubnaha bulshada Soomaalida ah ee beerahooda ku yaala xadka Welsh Hereford.

Waa meesha aad qurux badan aad ka heli karto caanaha Ari , aadna ku baran karto fardo fuulka isla markaana aad ka heli karto hab dhaqameedka Soomaaliyeed iyada oo la adeegsanayo maacuunta

Soomaaliyeed.

Hamish wuxu kuu sheegi doonaa goorta iyo meesha loo isticmaalo sheeyo badan.

DEGMO waa dabbaaldegga khaaska ah ee dhaqanka Soomaalida - waa mid gaar ah oo marxalad kala duwan ah soo martay.

DEGMO waa beero dabiici ah, Guryuhu waxay ku yaallaan teendhooyin dhammaan sariirta iyo furaashyada la bixiyo waa kuwii aad Somalia taqiinay.

DEGMO waxay rajeyneysaa inay is balaariso oo ay ku soo kordhiso teendhooyin dheeraar ah si mashruucoodu u noqda mid waara. Waxaad kala xariiri kartaa Degmo bogga ay ku leeyihiin internet ka ama telefoonkooda oo ah 07966476036 haddaai aad qabto aad qabto wax su’aalo ah ama aad rabtid inaad booqato

This article is from: