1 minute read

Doorashada Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud JSL...................................................43

24

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa sheegay in tartankani uu dhici doono sanad walba hal mar si kor loogu qaado ciyaaraha fudud ee Somaliland,taasoo maantaba aynu arkayno in kaalmihii ugu horeeyay ay ku guulaysteen dhalinyaradda reer Somaliland.

Advertisement

Gebo-gebadiina waxa halkaasi abaal-marinno iyo shahaadooyin la guddonsiiyay dhallinyaradii ku guulaystay kaalmaha hore

This article is from: