9789178250172

Page 1

Waxa aan noqon doonaa sida Zlatan oo kale. Aniga taasi waxa ay iiga dhigan tahay dhimasho iyo nolol.

JOHANNA NILSSON  SIDA ZLATAN OO KALE

Waa aan necebahay in aan wax akhriyo iyo in aan wax qoro! Markasta qalad baan sameeyaa. Waa taasi sababta aan u raadsaday dugsiga sare ee kubbadda cagta lagu barto. Waa in aan soo galo dugsigaasi!

SIDA

ZLATAN

OO KALE

ISBN: 978-91-7825-017-2

en möjlighet för alla – waa mid u taagan u adeegidda bulshada

JOHANNA NILSSON

Nypon förlag


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.