
Share Public Profile
Shineemobenadir
Shineemo Benadir waa warside bille ah oo koobsanaya faaqidaadda filimada, curisyo, dib-u-eegisyo qotodheer iyo dib-u-soo-noolaynta shineemada duugan ee adduunka. Waa ceel aad ka dhuran doontid sheekooyinka xiisaha leh ee agaasimayaasha iyo jilayaasha filimada. Shineemo Benadir waxaad kala socon kartaa wararka u dambeeyay ee filimada iyo samayntooda, bandhigyada caalamiga ah iyo guud ahaan isbeddelka ku dhacaya geeddisocodka shineemada.