Halgan magazine vlom,7

Page 1

VLOM 7 WORLD # E H T F O ALL AGAZINE SOMALI M

Sylvi Listhaug

Ayaa qiimayn doonta soo jeedinta Qorshaha Cusub ee Magangelyada

Kiin Jaamac Jaceelkeeda Qarsoon

R.w Hassan Ali Kheyre

Waa R/wasaarihii ugu shaqada Badnaa ee Somalia Soo Mara ilaa iyo 1991 dii

Glowby_Aba

Somali MakeUp Artist


XARRAGO DIRAC

AROOS


TUSMO 4

Waa Kuma Ra Iisul Wasaarihii Ugu Sha Waa Kuma Ra Iisul Wasaarihii Ugu Shaqada Badnaa Wixii Ka Dambeeyay 1991.

8

14

28

Shirka Golaha Aminga Somaliya oo Ka Dhacay Magalada Muqdishod

Kiin Jamac oo Jahwareer kuri10 Fanaanada day Rag Badan oo Fananiin Ah Iyadoo Ku Beertay JaceeyeL?

Sylvi Lishaug Ayaa Qiimeun Doonta Soo Jeedinta Qorshaha Cusub ee Magangelya Doonka Qaxootiga Soo Gala Dalka Norway.

Tuk Tuk Maxeey Ku Soo Kordhisay Dalka Somaliya Qasaro iyo Faa,iido be

Mnpls Minnesta.Waxaa Ka 12 Magalada Dhacday Xaflad Loogu Magac Daray

Xafladii Suuq Geeyenta Naciimo Joker


R.w Hassan Ali Kheyre Waa R/wasaarihii ugu shaqada Badnaa ee Somalia Soo Mara ilaa iyo 1991 dii


Waa Kuma Ra Iisul Wasaarihii Ugu Shaqada Badnaa Wixii Ka Dambeeyay 1991.

Waa Reysal Wasaarah Umada Somaliyeed. Waxaana Ladoortay 23

February 2017 Waxaana Doortay Madaxweeyne Mohamed Abdullahi Faramaajo Waxeeyna Cod Aqlabiyad ah Ku Ansixiyeen Barlamaan ka Somaliyeed 1 March 2017 Ra Iisul Wasaarihii Ugu Shaqada Badnaa Tan Iyo Wixii Ka Dambeeyay Burburkii Dawladii Dhaxe Ee Soomaaliya Ayaa Noqonaya Ra Iisul Wasaare Xasan Cali Khayre. Waxaana La Maga Caabay 23/February/2017. Maga Caabista Kadib R/W Xasan Cali Khayre Ayaa Noqonaya R/W Ugu Horeeyay Ee Baarlamaanka Soomaliyeed Ay Ku Ansixiyeen Codkii Ugu Badnaa Ee Lagu Ansixiyo Ra;Iisal Wasaare Soomaaliyeed Waxaana An Sixisay 231xildhibaan.

Taariiqda R/W Xasan Cali Khayre oo kooban. Xasan Cali Khayre Waxaa Uu Dhashay 1968kii Waxaana Uu Ku Dhashay Magaalada Dhuusomareeb Waxaa Uu Dugsiga Hoose Iyo Dhexe Uu Ku Qaatay Muqdisho Waxaana Jaamacad Uu Kadhigtay Wadanka Norwey Wuxuu Bartay Cilmiga Siyaasada Iyo Dhaqaalaha Waxaa Uu Ka Soo Shaqeeyay Arimaha Gargaarka. Sidookale Xasan Cali Khayre Waxaa Uu Ahaan Jiray Madaxii Hay’adda Gargaarka Ka Shaqaysa Ee NRC. Wuxuu U Qaabil Sanaan Jiray Soomaliya Iyo Yaman. Sidookale Waa Ganacsade Wuxuuna Agaasime Kayahay Shirkada Shidaalka Ee Som Oil And Gas Qaybteeda Bariga Afrika. Waxaa Uu Haystaa Dhalashada Norwey .

R.w Hassan Ali Kheyre Sannadka 2018 ka waa sanadka ay soomaaliya ugu rajada wanaagsan tahay

D

hiiri-gelinta iyo tayaynta shaqaalaha dowladdu waxay muhiim u tahay dhismaha iyo horumarinta Dalka. Hadafka xukuumadaydu keliya ma aha bixinta mushaharaadka shaqaalaha ee sidoo kale waxaan ku hawlannahay tayaynta iyo sare u qaadidda aqoonta iyo xirfadda shaqaalaha dawladda.


Safarada R/W xasan cali khayre.

13may 2017

Safarkii Ugu Horeeyayn R/W Khayre Waxaa Uu U Ambabaxay Dalka Qadar Halkaas Oo Uu Kaga Qayb Galalayay Shir Caalami Ah Waxaana Uu Kaga Hadlay Daruufaha Jira, Horumarka Dalka Soomaaliya Iyo Sida Ay Lagaga Maarmaan Ay Utahay In Caalamka Uu U Soo Jeesto Sidii Ay Gacan Uga Gaysan Lahayeen Hormarinta Amniga Dhaqaalaha Iyo Arimaha Qaxootiga. June12 2017 R/W Xasan Cali Khayre Ayaa U Ambaba Xay Dalka Ethiopia Halkaas Oo Uu Kaga Qayb Galay Shirka IGAD Ee Looga Hadlayay Dagaalada Sokeeye Eek A Socda Konfurta Suudaan. July3 2017 Waxaa Uu Markale Safar Ku Tagay Magaalada Addis Ababa Waxaana Uu Kaga Qayb Galay Shirar Kala Duwan Oo Madaxda Dalalka Afrika Ay Lahaayeen. Sep18 2017 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Fedraalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo Ayaa U Ambabaxay Dalka Maraykanka Ayadoona Safarka Ay Ku Wehliyeen Xubno Katirsan Golaha Wasiirada Iyo Madax Kale Waxaana Ay Raaceen Diyaarada Rakaabka Qaada Siloo Ioo Ilaaliyo Hantida Qaranka Iyo Dhaqaa Lihii Farabad Naa Ee Ku Bixi Jiray Safarad Madaxda Qaranka Halkaas Oo Uu Uga Qayb Galayay Shirka Golaha Loo Dhanyahay Ee Qaramada Madoobey.

Octber25 2017 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Fedraalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre Aya U Ambaxay Dalka Turkiga Asagoo Casuumad Rasmi Ah Ka Helay Dowlada Aan Walaalaha Nahay Ee Turkiga. Waxa Uuna Lakulmay Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan Waxa Ay Kawada Hadleen Xaladihii Ugu Dambeyay Ee Somali Iyo Sida Dowlada Turkiga Ay Kaga Qeyb Qadan Laheyd Dagalka Looga Xoreynayo Dalka Somaliya Argagixisada Al-Shabaab. Jan22 2018 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Fedraalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre Ayaa Ka Dhoofay Garoonka Aadan Cade Ee Magaalda Muqdisho Isa Goona Ku Sii Jeeday Magaalada Switzerland Halkaas Oo Uu Kaga Qayb Galay Shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka Waxaana Shirkaas Looga Hadlaayay Arimaha Koboca Dhaqaalaha Aduunka Iyo Sidii Loo Caawin Lahaa Wadamada Soo Korayo Oo Soomalia Ay Ku Jirto.


Maku wangsan yahay R/W khayre Is Dhaxgalka Bulshada. Shaqsi ahaan R/W xasan cali khayre waa ruux aad udaneeya in uu la sheekeysto qaybaha kala duwan ee bulshada si uu udhagaysto fik radaha ay qabaan. Sidookale R/W khayre waxaa uu aad ugu wanagsan yahay habka bulshada loo dhex galo isla markaana loola kaftamo waana shaqsi jecel is dhex galka bulshada. Xiliyada nasashada gaar ahaan habeen kii waxaa socod kumara qaybo kamid ah deg mooyinka gobolka banaadir si uu waqti ulala qaato bulshadiisa soomaaliyed.


Shirka Golaha Amniga Somaliya Warmurtiyeedka Ka Soo Baxay Shirka Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii Lixaad ku yeeshay magaalada Muqdisho, 6-10 Feebaraayo 2018. Shirkaas oo ka dhacay xarunta Maaxtooyada – Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Kulankan oo looga hadlayey arrimaha Amniga Qaranka waxaa shir-guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo halka kulankii looga hadlayey Tubta Siyaasadda loo Dhanyahay uu shir-guddoomiyey Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre. Waxaa sidoo kale shirka ka soo qeyb galay Raiisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow). Shirka wuxuu soo dhaweeyey Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Benaadir oo ah kulankii ugu horreeyey. Shirkan wuxuu dabasocday shirarkii joogtada ahaa ee Golaha Amniga Qaranka yeelan jiray. Goluhu wuxuu bogaadinayaa booqashada taariikhiga ahayd ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku maray Gobollada dalka, gaar ahaan deegannada Puntland iyo Galmudug. Wuxuu kaloo shirku bogaadinayaa dhammeystirka Heshiiskii Maamulka

Galmudug iyo Ahlu-Sunna-Wal_jamaaca. Shirkan waxaa diiradda lagu saaray qodobada soo socda: 1. Arrimaha Amniga Qaranka 2. Tubta Siyaasadda loo Dhanyahay 2020 3. Qeybsiga Kheyraadka Dalka (Khaasatan Kalluunka). 4. Amniga Qaranka Goluhu markii uu dhageystay talooyinka ay soo jediyeen Guddiga Farsamada Amniga Qaranka, tixgeliyeenna aragtiyaha iyo talooyinka ku saabsan amniga dalka, Golahu waxay isku raaceen qodobada hoos ku xusan. 1.1. In ay Dolwad-goboleedyadu dar-dar geliyaan daraaseynta tirada iyo tayada Ciidamada Booliskooda oo ay ka mid yihiin Daraawiishtu, kaddibna la isku dhafo si waafaqsan Hannaanka Boolisaynta cusub (New policing Model) iyo qaab-dhismeedka Amniga Qaranka. 1.2. Dowladda Federaalku waxay ka caawineysaa Ciidamada Booliska Dowlad-goboleedyada oo ay ku jiraan Daraawiishta ( Hub, Saanad, Agab Ciidan, Raashin, Dawo, Gunno, Tababar iyo Tayeyn), ee kala qeyb qaadan doona Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) hawlgallada ciidan ee lagula dagaallamayo argagixisada. 1.3. Ciidamada Booliska ee dowlad-goboleedyada oo ay ku jiraan Daraawiishtu waxa ay ka mid yihiin Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee hoos-yimaada kana hawl-gala heer dowlad goboleed, waxayna ka qeyb-qaadanayaan hawgallada ciidan ee wadanka lagu xoreynayo ayagoo kaligood ah ama kaashanaya Ciidamada Xoogga Dalka (CXDS) iyo AMISOM.


Doorashada ee jiri kara, si loo diyaariyo Sharciga doorashooyinka ee lagama maarmaanka u ah taabagalinta Doorashooyinka qof iyo cod ee 2020-ka, waxaa Gudiyada Farsamada la farayaa inay si dhaqsa ah usoo gudbiyaan nidaam doorashada uu dalku qaadanayo muddo aan ka badnayn Afar (4) todobaad. 2.4. Shirku wuxuu soo dhaweeyey isla markaasna bogaadiyey horumarka laga sameeyey arrimaha wadatashiga Doorashooyinka ee Guddiga Madax-bannaan ee doorashooyinku ka sameeyey qaybo badan oo Gobollada iyo Degmooyinka dalka kamid ah. 2.5. Waxaa la isku raacay in Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinku soo dhammeystiro degaanada ugu dhiman wadatashiga dadwaynaha ee arrimaha doorashooyinka. 2.6. Shir-waynuhu wuxuu hoosta-ka-xariiqay ahmiyadda ay leedahay qabsoomidda Doorasho qof iyo cod ah ee 2020-ka sida loogu talagalay. Sidaa darteedna waxaa lagama maarmaan ah in Guddiga Doorashooyinka la siiyo taageerada ay u baahanyihiin Siyaasad iyo Dhaqaala ahaanba. 2.7. Markey madaxdu dhagaysatay war-bixintii Wasiirka Wasaaradda Dastuurka uu ku faahfaahiyey horumarka laga sameeyey Tubta dib-u-eegista Dastuurka ku meelgaarka ah, Waxaa la isla qaatay in hawlaha dib-u-eegista Dastuurka ku meelgaarka ah lagusoo gabogabeeyo sannadka 2018-ka, iyadoo qodabadda dib-u-eegista loo kala hormarinayo siday u kala muhiimsan yihiin. 1. Arrimaha Wadaagista Khayraadka 3.1. Markii shirku dhagaystay war-bixintii Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda lana tixgaliyey baahida deg-degga ah ee loo qabo ka faa'ifaysiga Khayraadka badda: Waxaa la isla qaatay in la saxiixo Heshiis ku-meel gaar ah oo ku saabsan qaybsiga dakhliga kasoo xarooda Kalluumaysiga inta laga soo dhamaystirayo heshiiska guud ee qaybsiga khayraadka dalka.

1.4. In la magacaabo lana howl-geliyo guddiga isku dhafka ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS). 1.5. Guddiga Farsamada ee Amniga Qaranka oo ka kooban heer Federaal iyo mid Gobol, waxaa la go’aamiyey in ay kulmaan saddexdii asbuucba hal mar, waxayna xog dhammeystiran la wadaagayaan Madaxweynaha JFS iyo Madaxdooda. 1.6. In Xafiiska Amniga Qaranka qorsheeyo una helo miisaaniyad lagu hawl-geliyo xafiisyada amniga ee Dowlad-goboleedyada. 1.7. in la dadajiyo dhameystirk ciidamada DANAB sida ku xusan qaab-dhismeedka Amniga Qaranka. Ciidamada Danab waa in la isugu dhafaa si heer qaran ah tababarka kahor. 1. Arrimaha Siyaasadda 2.1. Waxay Xukuumadda Federaalka soo bandhigtay qorshaha Tubta Siyaasadda ee loo dhanyahay ee 2020-ka, taasoo dood iyo falanqayn dheer kadib la isla gartay in ay fulinteeda kawada qayb qaataan Dawladda Federaalka iyo Dawladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Benaadir. 2.2. Waxaa lagu heshiiyey in la magacaabo guddi farsamo oo ka kooban toban (10) xubnood oo kasoo tala bixin doona Arrimaha Federaalka. Ra'iisul Wasaaraha ayaa si rasmi ah wareegto ugu soo saari doona xubnaha guddiga farsamada iyo waajibaadkooda shaqo. 2.3. Iyadoo la tixgalinayo shaqada baaxadda leh ee ay soo qabatay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Arrimaha Sharciga Doorashooyinka, lagana duulayo baahida loo qabo in la kala xusho Noocyada

Madaxda qaranku waxay isku raaceen in shirka soo socda lagu qabto magaalada Baydhabo 28-ka bisha Maarso, 2018 loogana heshiiyo qaybsiga khayraadka oo dhammaystiran, iyo hannaanka doorasho ee uu dalku qaadanayo sannadka 2020-ka. Madaxda qaranku waxaa kale oo ay isku raaceen in la dardar geliyo go'aan ka gaarista arriaha masiiriga ah ee horyaalla sida, awood qaybsiga, hannaanka garsoorka federaaliga ah, midaynta hannaanka dakhliga, nidaamka dawladeed ee dalku yeelanayo iyo maqaamka caasimadda Muqdisho.


Boqorada Masraxa Kiin Jamac Fanaanada Kiin Jamac oo Jahwareer kuriday Rag Badan oo Fananiin Ah Iyadoo Ku Beertay JaceeyeL? Waa Kuwee Raga Jecel Kiin Jamac

AIDARUS MALIBOI

Fanaanada Kiin Jamac oo Jahwareer kuriday Rag Badan oo Fananiin Ah Iyadoo Ku Beertay Jaceeyel Jahwareer Ah Rag Waxaa Ka Mid ah Fanaanka Dada Yar ee AIDARUS MALIBOI Ayaa Jaceel Weeyn U Qaaday Kiin Jamac Halak Kiin Eeysan Usoo Jeedin isaga Bal Hadaba Xan Fareesh Ah oo Nasoo Gaartay Ayaan Waxaan Ku Maqalnay In Kiin Jamac eey Jaceeyel Qarsodi Leedahay Bal Dadoow Waa Kuma ?


QAYES ILKACASE Fanaanka Qeeys Ilka Case oo Ah Fanaan Inta Badan eey Xiseeyan Dhalinta Dada Yar Ayaa Ah Raga Mid Uqaba Kiin Jamac Jaceel In Mudaha Waxaa Aan Sir Ka helanay Ilo ku Dhaw Fanaan ILKA CASE inuu Jecelyahay Fanaanda Snada KIIN JAMAC Isagoo aan Wali Banaanka Soo Dhigin Jaceelka Hay


Suuq Geey NICIIMO JOKER oo Dhigatay Xaflad Si Heersara Ah Loo Soo Agaasimay Ayaa Waxeey Ka Dhacaday Magalada Mnpls Minnesta. Xafladani oo Loogu Magac Daray Xafladii Suuq Geeyenta Naciimo Joker Naciimo Jokar Ayaa Ah Gabar Majaajilisata Ah oo inta Badan Lagu Yaqano Ineey Soo Duubto Video Iyada oo Kaga Qoslisiisa Bulshada Somalida ee Ku Xiran . Niciimo Jokar Ayaa Waxeey Caan Ku Tahaya Baraha Bulshada Sida Snapchat iyo Facebook Waxaana Sheekoyinkeeda Dawada Dad Aad u Fara Bdan Iyadoo Ka Qoslisiisa. Bal Hadaba Waxaa Malmihii Lasoo Dhafay Dadka Somalida Isla Dhex Marayeen Baraha Bulshada Xafladii Naciimo Joker eey Dhigatay Taaso Loo dhigay Sidii (XAFLAD AROOS) oo Kale. Dadka Inta Badan Eynu Wax Kaweeydinay Ayaa Xafladaan U Arka ineey Aheeyd Mid Suuq Geeyen Ah Xafladan oo Maraka Hore Aan u heysanay Ineey Aheeyed Mid Aroos Ah Ayaan Gadaal Ka Ogaanay Ineey Aheeyed Xafalad Soo Dhaweeyen Ah oo Loo Sameeyay Naciimo Jokar


Xafladii

yentiii Naciimo joker Aragtid Shacabka Ku Xiran Naciimo JOKER Hadaba Xog Ururin Aan Ka Sameeynay Baraha Bulshada Ayaan Waxaan Ku Wareeysanay Dadka Inta Badan Ku Xiran Niciimo Joker. Gabar Somaliyeed oo Ka Midah Dadka Aan Wax Ka Weeydinay Xafaladii Niciimo Joker oo Magaceeda Ku Soo Gabisay SALADO Ayaa waxeey halgan Magazine u Sheegtay. Niciimo Joker Waa Gabar Aan Ugu Xiranahay Waxaan Ka Helaa Sheekoyinkeeda Qosloka Ah Weeyna u Qalmataa Xaflad iyo Mid Kaweeyen Mida Hada Loo Dhigay. Naciimo Joker Waa Gabar Aad iyo Aad U Qurxoon Mana U Baahna In Loo Sameeyo Suuq Geeyen Bale Waxaa Jira Dad Ka Xun halagan Magazine Ahaan Wan Qabnaa In Ay Dadka Magaca Kuleh Bulshada Somaliyeed Loo Qado Kor Lgana Hadlo Noloshooda iyo Waxkasata ee Aan Ka Ogaan Karno Naciimo Joker Waxeey Ka Mid Tahay Shaqsiyaadaka Magaca Ku Dhexleh Umada Somaliyeed Waxaana U Araganay Xafladii Naciimo Ineey Aheeyd Mid Eey u Qalmato Naciimo joker Bashaal Waliga WE LOVE U.



Sylvi Listhaug Wasiirada Cadaalada & Soo Galootiga Norway

Ayaa qiimayn doonta soo jeedinta Qorshaha Cusub ee Magangelyada DANMARK AAN KU DAYSANO: Wasiirada Cadaalada Dalka Norway Sylvi Listhaug (Frp) Fikirkan eey Soo Jeediyeen Waa Mid Anagana Na,Anfacaayo Inaan Ku Dayano. Dalka Danimark Hogaamiyaha xisbiga Sooshiyaal-dimoqoraadiga Mette Fredriksen ayaa Isniintii sheegay in eey Wadankooda Ka Joojin Donaan Qaxootga Iska Dhiiba Dalka Gudahiisa Gabi Ahaan Iyagoo Xeryo Qaxooti Ka Furidoono Dalka Dibadiisa Meel Ka Baxsan Qarada Europe Hadii Eey Dhacado Inuu Qof Magan Galyo Doon Ah Iska Soo Dhiibo Gudaha Wadanka uu Muteesan Doono Xarig Dibna Loogu Celin Doono Wadanka uu Ka Soojeedo. Sylvi Listhaug (Frp) oo Arintaa Soo Dhaweysay Ayaa Doonesa Ineey Dhaqan Galiso oo eey Tiri Waaa Inaan Ku Dhaqanaa Sharcigaan Si Aan u Yareeyno Qaxootiga Soo Galaya Dalka Norway.

Yaa Ku Dhaqmo Sharcigaan In Qaxootiga Dalka Dibadiisa Laga Soo Qato Sharciyadan Waxaa Ku Dhaqmo Wadamada USA iyo AUSTRALIA Iyagoo Qaxootiga eey Kusoo Aqoonsadaan Meel Ka Baxsan Dalka Dibadiisa Tusaalo Ahaan Qaxootiga Somalida eey Soo Qataan Labadan Wadan Waxeey Inta Badan Kasoo Qataan Xerayah Qaxootiga ee Ku yaalo Meel Ka Baxasan Dalkooda Siada Wadamada AFRICA.



Idris Elba Atooraha 45 jirka ee Caanka Ku Ah Jilida Afalamata Ayaa Weeydiistay Guur Saxiibtiis Sabirin Dhowre Isaga oo Ku Guda Jiro Soo Bandhiga Filmkiisa Cusub YARDIA Idiris Elba Ayaa Noqonay Seediga Cusub ee Somaliad Sabirna Dhowre Ayaa Ah Gabar Caan Ku Ah Modelka Ama Soo Bandhiga Quruxda Dumaraka Sabirna Dhowre iyo Idris Elbe Ayaa Mudooyinkii Lasoo Dhafay Hadl Heeyntooda Ku Jirtay Saxaafada Aduunka Hadaba Sidee u Arkaan Somalida Ku Nool Qurbaha iyo Kuwa dlak Gudahiisak Seediga cusub ee Somalida

Idris Elba & Sabrin Dhowre


Halgan sport

Somali Sari A MUSTAFE QALIB HUSSEN DADIISU 19 JIR CULEYSKIIS 65KL NATIONAL TEAM 2015-2018 SOMALI SAIR A LLPP JENYO FC HEEGAN FC


Mustafe Qalib hussen

Goolhayaha Xulka Qaranka

M

ustafe Qalib Hussen Waa Boortiyeriga Xulka Qaranka Somaliya Mustafe Waxuu Ku Dhashay Magalada Muqdisho ee Gobolka Banadir Mustafe Waxuu Aad iyo aad u jeclaa Markuu Yaraa Sportiga Gaar Ahaan Footballka Mustafe Waxuu bilabay inuu ciyaaro kubada cagta isaga oo jira Da aad iyo aad u Yar waxuuna waligii jeclaa inuu noqdo Gool haye. Mustafe oo Halgan Magazine Wareeysi Siiyay Ayuu waxauu u Sheegay inuu Ilaa Yarantisii Ku Hamiyi Jiray Inuu Maalin Maalmaha Ka Mid Ah uu Gool Haye Unoqndoono Xulka Somaliya iyo Waliba Kooxaha Ugu Sareeya Dalka ee Ka Jira Mustafe Waxuu Ku biiray kooxda Kubada Cagta ee ( MIDNIMO FC) 2014 Kooxdan oo Ka Ciyaareysay Kooxaha Heerka Hoose Ama SARI C Kadib Mustafe Waxuu ku Biiray Kooxda ( LLPP JEENYO ) Isagaoo Ka Mid Noqday Ciyaartooyada Ka Dhex Muuqato Kooxda LLPP JENYO. Kadib Mustafe Waxuu Noqday Goolha-

yaha ugu Qatarsan Dalka Somaliya Isagoo Loo Doortay inkuu Noqdo Goolhayaha Xulka Qaranaka ee Somaliay Kadib Waxuu Ku Biiray Kooxda Kubada Cagta ee ( FC HEEGA ). Mustafe waa ciyaartooy af gaaban ilahayna uu ku maneystay aqlaalq isaga oo aad iyo aad u xush meeyoCiyartooyda eey Kawada Tirsan Yihiin HEEGAN FC Maraan Wax Ka Weeydinay Mustafe Mustqabalkiisa iyo Heerka uu Rabo inuu Ka Gaaro Kubada Cagta Gaar Ahaan Goolhayahay Waxaan Jeclahay inaan ka gaaro heer wanagsan mustqbalkana aan u dheelo kooxaha caalamka gaar ahaan kuwa Siben iyo Ingiriiska Waan ogahay in uu Dalkeega uu soo maray Dhibaatoyin Fara Badan Waxna u Dhimaya Rajada Ciyaartooy Faro Badan Waxaan Ilaahay Kabaryaya inuu Dalkeena Nabada Waarto Nookeeno Hada Waxaan Aragnaa Inuu Isbadal Yimid uu Dalka Sidii Hore uu Soo Dhamo Kubada Cagata Somaliyana uu Isbadal Weeyen Ku Yimid .


MUQDISHO MAGAALO MADAX LAGU FAANO


HABEENIMO IFTIINAK BAXAYA WAA #NABAD IYO NOLOL




Maxaad Ka Taqanaa Wabiga Juba W

abiga Juba Waa Wabiga Koowaad Ee Ugu Wayn Dalka Soomalia Waan Wabi Aad U Balaaran. Waxaa Uu Ka Soo Bilowdaa Wadanka Ethiopia. Wabigan Waxaa Uu Dalka Ka Soo Galaa Gobolka Gedo Waxaana Uu Gaaraa Ilaa Iyo Magaalada

Kismaayo.

Meelaha Uumaro Waa Goobaha Ugu Taajirsan Wadanka Soomalia Waana Dhul Beeredyo. Magaa Looyinka Uu Maro Wabigaann Waa 9 Magaalo Waxaana Ay Kala Yihiin Dool-

ow, Luuq, Buurdhuubo, Baardheere, Bu’aale, Jilib, Mareerey, Kabsuuma, Jamaame.

Wabigaa Waxaa Uu Ku Dhamadaa Oo Uu

Bada Kaga Darsamaa Meel Layiraahdo (Goob-

weyn) Oo Kismaayo Ujirta 25KM Biyaha Wabiga Juba Waxay Quud Iyo Nasteexo U Yihiin Naflayda Is Tic Maasha Biyaha Wabiga Oo Ay Kamid Yihiin Noolaha Kunool Halka Ay Iskaga Darsamaan Biyaha Cas Ee Wabiga Iyo Kuwa Bada.


Saameyn nuucee ah ayay ku yelanaysaa soomalia hadii laxiro bihaya wabiga juba. Dawlada Ethiopia Oo Ah Dal Daris La Ah Soomaalia Waxaa Soo Mara Wabiga Ugu Wayn Ee Soomalia Ee Layiraahdo Juba Waxaa Ayna Wadaa Marin Xireeno Ay Doonayso In Ay Biyaha Wabigaas Ay Ku Ceshato. Wabiga Juba Ayaa Ah Wabiga Ay Soomalida Ay Aad U Isticmaasho Sida Waraabka Beeraha Cabida Xoolha Iyo Si Yaabo Kale Oo Badan Waana Wabi Soomalida

Anfaca Dhulkaaga Soomaaliya

Ay Isticmaasho Xiliyada Jiilaalka Iyo Roobkaba. Waxaa Jira Cabsi Ay Qabaan Dadka Beeralayda Xoolo Dhaqatada Iyo Dhamaan Soomalida Kale Ee Isticmaasha Biyaha Wabiga Juba Taas Oo Ah Cabsida Ay Ka Qabaan Marin Xireenka Biyaha Wabiga Ee Ay Wado Dawlda Ethiopia. Ugu Dambeentii Xog Uruurin Shaqaalaha Halgan Magazine Ay Ka Sameyeen Qaybo Kamid Ah Bulshada Soomaliyeed Ayaa Aa Minsan Qaar Kood In Saameen Xun

Ay Reebi Doonto Hadii Dawlada Ethiopia Ay Xirato Biyaha Wabiga Juba Halka Qaarka Kalena Ay Aamin Sanyihiin In Dawlada Ethiopia Ay San Xiri Karin Biyaha Wabiga Juba Taas Oo Ay U Sababeeyeen Awooda Biyaha Wabiga Niil Oo Ah Halka Uu Ka Soo Farcamo Wabiga Juba.



Glowby_Aba

Somali MakeUp Artist Glow by Aba | UK MakeUp Artist đ&#x;’ŽContact for Weddings/Photo/Video shoots đ&#x;’‹Celebrity MUA đ&#x;“Šglowbyaba@hotmail.com đ&#x;’„Snap: abakosglow đ&#x;“?London, UK

Quruxdu Waa Nolsha Barkeed ee Is Qurxi Abaayo


J A J A B O T O O M

MAXEEY KU SOO KORDHISAY MAGALADA MUQDISHO

Faa,iidooyinka eey Leedaahay In kabadan boqolaal dhalin yaro ah ayay fursad shaqo abuur ah u noqotay mooto bajaajka waxaana durbadiiba dadku ay dareemay mooto bajaajka in ay tahay fursad shaqo oo soo baxday Dhalinyaro badan oo shaqo la'aan darbiyada lafadhiyay ayaa ka Faa idaystay kana helay nolol maal meedkooda Waxaana ay noqotay fursad shaqo abuur ah oo ay ka faa ideysteen qaybo mid ah dhalinyarada Ku nool magaalada muqdisho Mooto bajaajka ayaa hada noqotay gaadiidka kaliya ee muqdisho ka shaqeeya xiliyada dambe ee habeenkii.


Saamaynta bajaajka Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa saameyn Ku yeelatay raacida mootada bajaajka waxaana saameyn taas ay noqotay mid sii socota iyadoona ay fudu deeysay falalka amni darada qaar kood sidokale saameynta ay leedahay waxaa kamid ah shilalka bajaajka oo aad ubadan taasina ay sabab utahay xirfad daro haysato qaar kamid ah darawalada ka xeeya bajaajka. Sidokale xiliyada qaar kooxo tuugo ah ayaa bajaajka u adeegsada in ay Ku dhacaan dadka Hase yeeshee saameynta bajaajka ayaa ka badan faa iidada dadku ay Ku qabaan.


J I M a a barn Tayo LEH


SOMALI OF THE WORLD


cheap tickets Somalia

Mail JubaTickets@gmail.com Tel 96969643 / 96969654


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.