

Fahmida dib u warshadeynta dabiiciga ah
Qaadayaasha qashinka ee u adeegaya Eden Prairie waxaa looga baahan yahay sida uu qabo sharciga gobolka inay bixiyaan oo ay u dallacaan adeegyada dib u warshadaynta dabiiciga ah ee qoysaska badankood, iyada oo aan loo eegin ka qaybgalka.
Tallaabooyinka Ka qaybgalka
La xiriir hagahaaga qashinka ama maamulaha hantida qoyska badan si aad u codsato adeeg.

Kala sooc qashinkaaga cuntada, miraha kafeega, tiishka musqusha, tiishka iyo qashinnada kale ee nadiifta ah kuna shub bacda la gubi karo ee gurigaaga.
Geli qashinkaaga bacaha ku jira salada dib u warshadeynta qashinka nadiifta ah ee ay bixisay shirkadaada qashinka.
Shirkada qashinka ayaa qaadaysa qashinkaaga nadiifta ah kadibna ku ridaysa xarrunta lagu gubo agabka ganacsiga.
Qashinka La Aqbalaayo

CUNTADA
Mirraha, khudaarta, hilibka, lafaha, maadooyinka cuntada, qalfoofyada ukunta, baastada, roodhiga, miraha lowska
WARAAQDA CUNTADU WASAQAYSAY
Sanduuqyada gaarsiinta pizza, suufka, tiishka musqusha, iyo kartoonnada ukunta ee waraaqda ah
AGABKA LA GUBO EE SHARCIYAYSAN
Koobabka waraaqda iyo caaga ah, saxuunta, baaquliyada, maacuunta, qasacyada uu ku qoran yahay erayga “compostable” ama summada BPI.
Qashinka Aan La Aqbalin
AGABKA KALE EE LA GUBI KARO
Qaar kamid ah agabka ugu muhiimsan ee laga ilaalinaayo dib u warshadaynta cuntooyinka ayaa kala ah:
Dhalooyinka
Agabka caaga, ayna ku jiraan istiikarada cuntada, maacuunta iyo Styrofoam™
Agabka waraaqaha caaga ku daboolan sida koobabka kafeega iyo soodhada
Duubabka cuntada fudud iyo baakadaha cuntada
Miraha kafeega iyo miireyaasha, tiishka wajiga ayna ku jiraan Q-tips™, beeraha guryaha iyo ubaxyada, iyo agabka alwaaxa sida cadadka alwaaxyada, suufka dhagalaha iyo findhicillada. edenprairie.org/Organics
Qasacyada wax lagu qaato ee aan sharciyaysnayn iyo maadooyinka ay ku qoran tahay “biodegradable”
Xafaayadaha, agabka nadaafada iyo suufka nadaafada
Olyada iyo saliida
Waxa Dibloo Warshadeynaayo*

WARAAQDA
Boostada, wargaysyada, wargeysyada, waraaqaha liiska, buug yareyaasha, buuggaagta taleefanka
BOKISYADA/SANAADIIQ
Bokisyada alwaaxa cuntada, hadiyadaha, elektaroonigyada, agabka musqusha
KARTOONNADA
Caanaha, casiirka, maraqa, fuudka, kartoonnada khamriga
DHALOOYINKA
Dhalooyinka iyo baaldiyada cuntada iyo cabitaanka
CAAGA
Waxaa ku jira qasacyada cuntada, cabitaanka, saabuunta iyo dhalooyinka saabuunta wax dhaqda, iyo Caanahafadhiyo, dufanka xaydha ah, wax soo saarka, qasacyada kale

BIR/ALUMIINIYAAM
Qasacadaha cuntada iyo cabitaanka
*Agabka waa in la galshaa qasaca dib u warshadeynta si gaargaar ah. Haku xirin bac alaabta
Haku Ridin Qasaca Geeska Wadada
Xaashiada iyo bacaha balaastiga ah
Alaabaha balaastiga ah ee wayn iyo boonbilayaasha sida dambiilaha dharka ama weelka qashinka
Fuushka balaastiga ah (Styrofoam™)
Elektarooniga iyo batariyada
Qalabka biraha ah sida digsiyada, birdaawada, qalabka ama kuwa meelaha la suro
Saxamuunta bacaha ah, koobabka, tiishka, istaroowga iyo maacuunta
Saxamuunta galaaska ah, daaqadaha galaaska ah iyo Dhoobabka
Fiilooyinka elektarooniga ah, lararka fasaxyada iyo , fiilooyinka
Saylindharka dhuuban (propane, helium
Weelasha khatarta ah
Cirbadaha iyo waxyaabaha afka leh

Dib u warshadeynta iyo Ikhtiyaarada Dib u Isticmaalka Kale
Alaabooyin badan oo aan dib loo warshadeyn karin baabuurta hareeraha laga helo ayaa wali dib loo isticmaali karaa ama dib loo warshadayn karaa iyada oo la marayo goobo gaar ah oo alaabta la geeyo. Kahor inta aadan tuurin, tixgeli in cid loogu deeqi karo ama dib loo soo celin karo.
hennepin.us/GreenDisposalGuide

Qashinka Guriga ee Khatarta ah
Hennepin County ayaa leh xarumaha qashinka la geeyo oo ku yaala Bloomington (1400 W. 96th St.) iyo Brooklyn Park (8100 Jefferson Highway) kuwaasoo lagu rido qasaqda khatarta ah iyo agabka dhibaatada keenaaya, ayna ku jiraan baytariyada. Dadka dagan Eden Prairie ayaa sidoo kale keeni kara qashinka khatarta ah Environmental Center oo ku taala Chaska (116 Peavey Circle).
hennepin.us/DropOff


Tuurista Daawada
Qubidda wanaagsan ee daawada aan la isticmaalin ayaa muhiim ah si looga hortago xadgudubka loona difaaco bii'ada. Waaxda Booliiska ee Eden Prairie ayaa siisa bacaha qashinka lagu qaado dadka deegaanka waxayna qabataa munaasabadaha maalinta dib u celinta daawada. Daawada ayaa sidoo kale lagu ridi karaa goobtii la doono oo sanduuqa Degmada Hennepin yaalo.
hennepin.us/Medicine

Qashinka Fagaaga
Dookhyada maareynta qashinka fagaaga
waxaa ku jira qashinka laga qaado geeska wadada oo ay bixiyaan inta badan shirkadaha qashinka, gubista qashinkaaga fagaaga ama gaynta goobta la dhigo.
Xarunta Qashinka Fagaaga ee Eden Prairie (9811 Flying Cloud Drive) ayaa caadiyan la furaa Jimcada ugu danbaysa ee Abriil waxaana la xiraa Axada ka horaysa Maalinta Mahadnaqa, haddii cimiladu ogolaato. edenprairie.org/YardWaste

Munaasabadaha Dib U warshadeynta ee 2026
Magaalladu waxay qabataa munaasabadaha uruurinta qashinka balaaran ee gu'ga iyo dayrta si loogu uruursho agabka adag sida qalabka korontada, elektaroonigyada, qalabka korontada, qalabka guriga, qalabka jimicsiga, taayirada iyo waxyaabo kale; 98% agabka lasoo uruurshay ayaa dib loo warshadeeyay.
Ka hel khidmadaha iyo macluumaad dheeraad ah webseedka magaalada.
edenprairie.org/RecyclingEvents
Dib u warshadeynta Gu'a Gaari ku qaadistaI
sniinta illa iyo Jimcada, Abriil 1–Maayo 31
Bandhiyada Lagu keeno Alaabaha
Sabtida, Abriil 18
Sabtida, Sebteembar 12
8 da subaxnimo–duhurkii Eden Prairie Yard Waste Site
Magaallada Eden Prairie
Mitchell Road
Prairie, MN 55344 edenprairie.org/SolidWaste
DEEGAANKA BOOSTADA MACMIILKA

Hindisaha Eden Prairie ee bii'ada wanaagsan waa dedaal joogto ah oo diirada la saaraayo waxbarashada iyo dhaqan gelinta farsamooyinka sugnaanta si loo difaaco bii'ada iyo khayraadka dabiiciga ah ee bulshadeenu ku baashaasho. Magaaladu waxay tusaale u tahay ayna siisaa aasaas dadka deegaanka iyo ganacsiyada si ay u sameeyaan farsamooyinka ilaalinta bii'ada ee afarta aagtamarta, dhulka, qasaqda iyo biyaha. edenprairie.org/SustainableEP