__MAIN_TEXT__
feature-image

Page 1

Qiimaha 3000 Sh, So

Wargeys bille ah, kana soo baxa magaalada Dusmo reeb Jimco, 01 luulyo 2016, Cadadka 040-aad, Sanadka 4-aad

MAXAA CUSUB?

HORUMARKA BULSHADA GADOON | bogga 3aad Dugsi sare oo laga dhisay degmada Baxdo Wasaaradda waxbarashada dawlad goboleedka Galmudug ayaa gudiga waxbarashada degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ku wareejisay Dugsi sare oo dhismihiisa la soo gabangabeeyay. Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Galmudug Mudane Axmednuur Cusmaan Cali, kormeerayaal ka tirsan wasaarada, Saraakiil ka socotay Hay’adda Mercy Corps, maamulka degmada Baxdo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qaybgalay ayaa ka qaybgalay munaasabadda wasaaraddu ku wareejisay dhismaha... | bogga 2aad.

QORAALLO KALE

Xorriyadda Xaal Ma siinaa? bogga 5aad

Dhismaha Galmudug Gu' kadib bogga 4aad

Profile for Wargeyska Gobollada Dhexe

Wargeyska Gobollada Dhexe - Luulyo 2016  

Wargeyska Gobollada Dhexe - Luulyo 2016  

Profile for w.g.dhexe
Advertisement

Recommendations could not be loaded

Recommendations could not be loaded

Recommendations could not be loaded

Recommendations could not be loaded