2018-2019 50TH ANNIVERSARY SEASON
HEES LA QAADIDA FILIMKA FROZEN EE ASI Sabti, Febraayo 2, 2019 10 subaxnimo, 12:30, & 3 galabnimo Larson Hall, American Swedish Institute 2600 Park Avenue Minneapolis, MN 55407
MAHADNAQ GAAR AH Ingrid Nyhold-Lange Britta Walstrom
SOO DHAWOW
-G. Phillip Shoultz, III Isku-duba ride xigeenka | Agaasimaha Barashada, Ka Qaybgalka, iyo Barnaamijyada Bulshada VocalEssence 2018-2019 Season
Page 1
SOOMAALI
Daawashada filimada had iyo jeer waxay ahayd mid kamid ah waxqabadyada aan jeclahay. Waxa kaliya ee sii fiicnaysiin kara filim fiican waa marka ay sidoo kale ku jirto HEESID! Waan jeclahay inaan heeso. Waxaan si gaar ah u jecelahay inaan la heeso dadka kale. Frozen wuxuu dunida u ka noqday caan, badankeenuna waynu xafidnay muusigiisa. Sidaa darteed, aan “bilowno” oo aan si sare u wada qaadno!