Local
Gudaha
Qoyska iyo Dhallinyarada
Mayor Hodges: “America’s immigration system is broken...”
Haddaba Wargeyska Tusmo Times ayaa waraystay Cutter Hodierne, John Hibey iyo Idil Ibrahim oo ah qoraayaasha, filim qaadayaasha iyo waliba soo saarayaasha filimka.
waxaa lagu soo bandhigay hiddaha iyo dhaqanka
“Move the dial on equity, improve the lives of millions of people” see page 3
Vol. 1 Ed. 11 | November 2014
Xarunta Horumarrinta Dhallinyaradda iyo Qoyska
Jallaabasho Shabaq La’aan
ka sii akhri bogga 3
ka sii akhri bogga 6
Warbixin la hubo | Local | Bilingual | Newspaper
TusmoTimes.com
Dr. MOHAMMED SALAD, DDS
SHAQOOYINKA AAN QABANO WAXAA KA MID AH: Ka hortagga Cudurada Ilkaha Qaliinka & Buuxinta Ilkaha Daaweynta Xididada & Goows
Dambeedka Dib u hagaajinta Ilkaha (Implant Restoration) Caddeynta Ilkaha (Teeth Whitening) Daweynta Cudurada Ciridka Iyo Adeegyo kale oo badan!
BALLAN UMA BAAHNID, SOO DHAWOOW MAR WALBA! All Major Insurances Accepted Carepoint Dental 4111 Central Ave. NE, Suite 104 Columbia Heights, MN 55421
Tel: 763-400-3525 dentist@carepointdentalmn.com www.carepointdentalmn.com
Ma doorka dowlladnimaa is xagxagashadu? Qore: maxamud maxamed | Tifatiridii: Cabdiraxmaan Mukhtar, Tusmo Times Khilaafka xagga awoodda oo mar walba ka dhex dhaca madaxda sare ee dowlad kasta oo Soomaaliya laga dhiso dhowr iyo tobankii sano ee ugu dambeeyay iyo sababaha keena khilaafaadkan ayaa saameyn ku yeelan kara in Soomaaliya ay noqonin dal xasilloon oo ay nabad iyo dowladnimo ay ka jirto. Haddaba khilaafkaadka soo noqnoqda ee dhexmara madaxweynayaasha iyo ra’iisulwasaarayaasha Soomaaliya tan iyo sannadkii 2000-kun ayaa waxaa ugu danbeeya khilaafka hadda taagan ee la rabo in talada looga qaado Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh. Tan iyo sannadkii 2000-kun waxaa is casilay ama jagadda laga qaaday
toban ra’iisul wasaare iyo hal madaxweyne. Madaxweynaha iyo R/ wasaaraha ayaa isku dhacay kadib markii 25-kii October uu Cabdiweli Sheekh isku shaandheyn kooban ku sameeyey golaha wasiiarada, waxaana taasi keentay in xildhibaano ku saf ah madaxweynaha ay mooshin ka keenaan R/ wasaaraha, kaasoo la filayo in la horgeeyo xildhbaanada. Sababta ugu weyn ee keenta khilaafka madaxda Federaalka ee Soomaaliya ayaa salka ku haysa Dastuurka oo aan si fiican u qeexeyn awooda madaxweynaha iyo tan Raysalwasaaraha iyo mugdigii laga soo gudbay oo wali sii taagan, iyadda oo loo aanaynayo
aqoon daro baahsan oo haraysay gollaha shacabka. Waxaa markasta hagaagsan in dib loo xasuusto waxa ay taariikhdu kaydisay. Wanaag, colaad, is nacayb, is aamin la’aan, dawaladda la’aan iyo mid maluug dawlad nimo leh intuba taariikhda ayeey ku jiraan. Beesha caalamku waxay dhaqaale iyo gooni ula shirid u sameeyaan mar walba siddii loo heli lahaa dawaladd Soomaliyeed oo ummaddeeda matasha. Sidoo kale dowladdaha dariska iyo kuwo kale oo badan ayaa in taas isku taxalujinaya sidii ay wax u suurta gali lahayd. Markii aad dib u milicsatid sawirada mas’uuliyiintaan
waxaa kuu soo baxaya wax aadan qaadan Karin. In kastoo shacabku ay san dooran midkood, balse iyagu ay isdoorteen, mirahii aan ka sugaynay waa is xagxagasho iyo khilaaf joogto ah, kii yimaadana uu maro wadadii kii hore. Haddaba xaqiiqda ayaa ah khilaafkan joogtada ah in ay sabab u tahay xaqiraada xaqa shacabka Soomaaliyeed oo feeraha ka dilaacay , madax Wayne, ra’iisul wasaare iyo xildhibaano aan ka xanuunsanaynin dhibka qabiilku qaranka ugaystay, miyaa wax la eegto ah. Madaxdan hadii caruurtu toodii ka fog yihiin is xagxagashada iyo dowladd la’aanta Soomaaliya, miyeeysan
ka naxaynin maatadda iyo ubadka maanta oo ah madaxdii berito, la’na macaankii qaranka ay harsan lahaayeen ama dhawran lahaayeen. Haddaba haddii aan Soomaali nahay waan ognahay in rajo xumadan soo noqnoqonaysa loo sababeeyo, kuwii dhibka iyo burburka keenay iyo kuwa qalbiga ka raacsan. Haddii aysan jirin raad raac dastuur iyo wax laga barto dhacdooyinkii hore ee tan la midka ahaa iyo sidii loo xaliyey khilaaf yadii hore ee soomaray madaxda Soomaaliya, khilaafkan iyo is xagxagashadan joogtada ahi way sii jiri doontaa.
Xoghayaha Waaxda Amniga Qaranka oo Kooxda Dur- Dur oo markii ugu horaysay la kulmay Soomaalida Minnesota Maraykanka ka tumay Qalinkii: Siyad Said Salah
Qalinkii: Cabdiraxmaan Mukhtaar, Tusmo Times
Waxaa magaalada Minneapolis ku nool Minneapolis. ee
gobolka
MINNESOTA
soo gaaray xoghayaha guud
Imaanshaha xoghayaha guud
biireen Al-shabaab, haddana
Kooxda Dur- Dur ayaa
ayaa dhacay maalintii Jimcaha ah
tuma muusiko casri ah oo ay aad
waxaa jirta in dhallinyaro ka
magaallada Minneapolis ee
ee bisha November ay ahayd 14,
dadweynaha Soomaaliyeed u
dalka 2014, waxaana ka soo qayb galay
jecelyihiin, iyaga oo adeegsanaya
ee amniga Maraykanka ee tagtay Maraykanka ay aadeen
ee amniga Maraykanka, Jeh Minneapolis ayaa ka dambeysay Suuriya, kuwaasoo qaarkood ku Johnson iyo wafdi ballaaran
iyadoo ay jirto cabsi ah in
biiray kooxda Daacish.
gobolka Minnesota,
Mareykanka ku qabtay bandhig ugu yaraan dad ay tirradoodu farsamo casri ah. Fanaaniinta faneed ay mudo badan kasoo dhantahay 405 illaa 450 qof.
Cabsidan ayaa keentay in
Hiddaha iyo dhaqanka ummadda
Minneapolis, Los Angeles iyo
Soomaaliyeed. Heesahooda
Boston ay dowladda Maraykanku
iyo riwaayadahooda ayaa inta
go’aansatay nay ka billowdo
badan ka soo horjeeda falalka
barnaamij tijaabo ah kaasoo
aan habooneyn, caado guurka,
loogu talo-galay in looga hortago
iyo waxyaabaha dhaqanka
dhallinyarada looga baqaayo inay
Soomaaliyeed wax u dhimaaya.
argagaxisada ku biiraan.
Haddaba bandhig faneedkan
Kulankan xoghayaha guud
ay kooxda Dur- Dur dhigtay
iyo Soomaalida Minnesota ayaa
ayaa qayb ka ah barnaamij loogu
waxaa goobjoog ka ahaa Amy
magac daray Midnimo oo ay iska
oo uu hogaaminaayo. Waxaana carruur Soomaaliyeed ay ku
Klobuhar oo ah xubin ka tirsan
shaqaynayeen. Waa markii ugu
uu shir socday hal maalin lagu biiraan ururrada argagaxisada
aqalka sare ee Maraykanka isla
horaysay ee ay Kooxda Dur- Dur Band
qabtay xurunta Brain Coyle ee ah. Sannadihii 2006 illaa 2007 markaana ka mid ah labada qof
Dur ay ka tumaan wadanka
ku taalal xaafada Cedar ee ay ayaa 20 dhallinyaro ah oo ka
Maraykanka
degto Soomaalida ugu badan ee tagtay Minnesota waxay ku
kooxda ayaa waxaa aad ugu wayn
ee Minnesota ugu jira aqalka... ka sii akhri bogga 3
iyo
Fanaaniinta iyo kooxda Durayaa kamid ahaa
kaashadeen Kuliyadda Augsburg College iyo Xarunta Dhaqanka
kooxiihii ugu caansanaa wadanka Xarunta Dhaqanka ee Cedar
w a l i b a Soomaaliya, dagaaladdii sokeeye
(Cedar Cultural Center)...
waqooyiga Ameerika. Bandhigan ka hor. Kooxda Dur Dur ayaa
ka sii akhri bogga 3
KAAR CAFIMAAD MA U BAAHAN TAHAY?
WAKIILKA
EE RASMIGA AH
Waxaan kaa caawin karnaa buuxinta kaarka cafimaadka Si lacag la’aan ah. Xirfadlayaal soomaali ah ayaa: kuu diyaar ah/ kaaga jawaabaya wixii su’aalo ah/ kula buuxinaya arjiga (application)/ kuu wacaya MNSure
FADLAN WAC XAFIISKA SOMALI HEALTH SOLUTIONS: 1-855-566-7873 Monday-Friday 9 am-5 pm. 1421 Park Ave. suite # 2, Minneapolis MN 55404