VOL. XIII - ISSUE 3
MARCH 2020
Somali Community Voting Recommendations The editors of Somali Link have listened carefully to members of our community. We urge you to vote FOR these candidates and issues. U.S Congress 3rd District Morgan Harper U.S Congress 15th District Steve Stivers For Justice of the Supreme Court Jennifer Brunner For Judges of the court of Appeals Terri Jamison Michael C. Mental
Towfiiq Suuqa - Courtesy Photo of Somali Link Newspaper
Dacwo Ku Socota Walaalihii Hore U Lahaa Towfiq Market W/Q: Mahdi Taakilo SomaliLinknewspaper@gmail.com Labo nin oo walaalo ah magacyadooda la kala yiraahdo Cabdiraxman Nuriso iyo Xasan Nuriso ayaa dowladda federalka ahi waxay ku soo eedaysey in ay dhunsadeen lacag gaaraysa 10 milyan oo doolarka Maraykanka ah ka dib markay si qaldan u isticmaaleen kaarka cayrta ee cuntada. Kaarkan waxaa bixisa hay’addaha cayrta.. Walaalahan ayaa la sheegay in ay ku lahaayeen dukaan la yiraahdo Towfiq
Wakiilka Aqalka Hoose David oo ay wehliyaan gabdho Soomaaliyeed.
Market galbeedka magaaladan Columbus, 3655 Sullivant Ave. Xeer illaaliyaha u xilsaaran dacwadan ayaa u sheegay Xaakimkii dacwada qaadayey in Cabdiraxman iyo Xasan ay kaarka cayrta dadka ugu badali jireen lacag caddaan ah, shaambooyinka lagu qubeysto, saabuunaha, sigaar, iyo wixii la mid ah. Sida xeerka kaarka cayrtu dhigayo looma ogala in kaarka loogu isticmaalo waxaan ka ahayn cuntada daruuriga ah. Dacwad ka kooban 19 warqadood oo lagu soo oogay walaalaha ayaa lagu sheegay in ay walaaluhu kaararka
caanaha ee ilmaha loogu talo galay ay dadka ugu badali jireen waxyaalaha yar yar ee ay u baahan yihiin ee aan kaarka loogu ogolayn. Axmed Mohamed oo Timajare ku leh albaabka ku dhegan dukaanka Towfiq Market ayaa inoo sheegay in Cabdiraxman iyo Xasan, (waa walaalaha iska lahaa dukaankee) aysan samayn wax danbi ah maxaa yeelay ayuu yiri “Dadka halkan dagani wax lacag ah ma haystaan, waxay na u baahan yihiin in ay helaan waxyaalaha yar yar ee gurayaha looga
State Representatives: Mohamud Jama (25th District) David Leland (22nd District) Adam Miller (17th District) Kristin Boggs (18th District) Mary Lightbody (19th District) Richard Brown (20th District) Beth Liston (21st District) Nancy Day-Achauer (23rd District) Allison Russo (24th District) Erica Crawley (26th District) For County Commissioner Kevin L. Boyce John O’Grady For Clerk of the Court of Common Pleas Maryellen O’Shaughnessy For Sheriff Dallas Baldwin For County Treasurer Cheryl Brooks Sullivan For Issue 21 Columbus State Community College Bond Issue
Sii waday Pg15
David Leland Waa Siyaasi Daneeya Arrimaha Soomaalida W/Q Cabdiraxman Geelle Waxaa magaaladan Columbus ka jira siyaasiin yar oo u heelan in ay dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladan u dadaalaan, kana siiyaan xaquuqda ay ku leeyihiin magaaladan. Waxaa kaloo jirta siyaasiin meel kasta oo ay tagaan oo Sii waday Pg15
NEWS BRIEFS Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Mutadawiciinta Joogtada ah ee Ololaha Isxilqaan Pg3 Diinta Islaamka Iyo Akhlaaqda Wanaagsan Pg11
VISIT US ON FACEBOOK