9789175679662

Page 1

Mahdi waxa uu u guurayaa meesha uu Måns ku nool yahay. Kulankoodii koowaad ee beertu waxa uu noqday mid rabshad ku bilaabmay, oo laysu awood sheeganayay. Talow saaxiibo miyay noqon doonaan?

MÅNS IYO MAHDI BEERTA DHEXDEEDA

ISBN: 978-91-7567-966-2

en möjlighet alla – Fursad cid walbaför u furan

Nypon förlag


Madbacadda Nypon – Fursad cid walba u furan info@nyponforlag.se www.nyponforlag.se Magaca buugga: Måns iyo Mahdi beerta dhexdeeda Magacii asalka ahaa ee buugga: Måns och Mahdi på gården Qoraal © 2015 Kim Fupz Aakeson Sawirrada © 2016 Rasmus Bregnhøi Daabacaaddii koowaad waxa soo saartay madbacadda Carlsen, Dhanmark, 2016. Waxa turjumay: Musa M. Isse Översättning till somaliska av Musa M. Isse, 2018 Daabacaaddii koowaad 2018 Tirada boggagga: 30 ISBN 978-91-7567-966-2


Waxa turjumay: Musa M. Isse

Nypon fรถrlag



Caajis.

3


Hadda baaskiilkaagii waa diyaar.

4


Baaskiilka ma ku kaxayn karaa waddada?

Maya. Gaadiidku waa khatar.

5


Xaggee baan haddaba ku kexeeyaa baaskiilka? Waxa aad baaskiilka ku wadi kartaa beerta dhexdeeda.

6


Waa sidaa, hooyo. Way fiican tahay in baaskiilka lagu dhex wato beerta nacasta ah dhexdeeda. Taas oo ay joogaan dad waaweyn, gaadhi carruureedyo iyo eeyo.

Mar dhaw ayaynu wax cunaynaa.

7


Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.