9789177231271

Page 1

VILJA


Madbacadda Vilja Vilja förlag info@viljaforlag.se www.viljaforlag.se Magaca: Booqashadii shaneemada Magaca rasmiga ah ee buugga: Biobesöket © 2015 Eva Thors Rudvall, Marie Herzog,Vilja förlag Sawirka: Eva Thors Rudvall Sawirgacmeedka: Marie Herzog Waxa turjumay: Musa M. Isse, 2016 Daabacaaddii koowaad 2016 Tirada bogagga: 24 bog ISBN 978-91-7723-127-1


EVA THORS RUDVALL

Booqashadii shaneemada Sawirgacmeedka: Marie Herzog Waxa turjumay: Musa M. Isse

Vilja fรถrlag


Cali waxa uu shaneemada u raacayaa Moa. Wuu faraxsan yahay. Waxa uu xidhan yahay funaanad qurux badan. Waxa uu hortaagan yahay muraayadda waanu feedhanayaa.

2


Cali

shaneemo

kabo funaanad

gafeed muraayad

jaakad

kabadh

3


Moa sidoo kale way faraxsan tahay. Aad bay u faraxsan tahay. Moa timaha ayay hagaajisanaysaa. Way is qurxinaysaa.

4


Moa

masar

timo

libis

burush

qalabka timaha

boorso

cosmaatig

5


Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.