9789178250141

Page 1

Måns IYO MAHDI

Måns IYO MAHDI HOOLKA DABBAASHA

Måns iyo Mahdi waxa ay u socdaan hoolka dabbaasha. Halkaas ayay ku dabbaalan doonaan oo ay ku samayn doonaan bootintii ugu cajiibsanayd.

MÅNS IYO MAHDI HOOLKA DABBAASHA

ISBN: 978-91-7825-014-1

– möjlighet föru alla – en Fursad cid walba furan

Nypon förlag


Madbacadda Nypon – Fursad cid walba u furan info@nyponforlag.se www.nyponforlag.se Magaca buugga: Måns iyo Mahdi hoolka dabbaasha Magacii asalka ahaa ee buugga: Måns och Mahdi på simhallen Qoraal © 2015 Kim Fupz Aakeson Sawirrada © 2016 Rasmus Bregnhøi Daabacaaddii koowaad waxa soo saartay madbacadda Carlsen, Dhanmark, 2016. Waxa turjumay: Musa M. Isse Översättning till somaliska av Musa M. Isse, 2019 Daabacaaddii koowaad 2019 ISBN 978-91-7825-014-1


Mรฅns IYO MAHDI HOOLKA dabbaasha Waxa turjumay: Musa M. Isse

Nypon fรถrlag



BAMKA BIYAHA TUURA! WAANNU NIMID!

BAMKA, BAMKA, BAMKA!

3


4


Waxa aan samayn doonaa booditaankii ugu waalnaa!

Kan ku xiga midka ugu waalan dheh. Aniga ayaa samayn doona kan ugu waalan!

5


BAMMMKA!

6


Waxa aan filayaa in aydaan wali qubaysan?!

7


Kolleey mardhaw baanu qoyi doonnaa?!

8


Socda, soo qubaysta!

9


Doofaar qubayswaardiye ah.

10


11


Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.