9789127455375

Page 1

Mucjisadii footariga

s k i g a a k m u lan n e D Islaantii waxa ay tidhi footarigu waa mucjiso. – Ku xoq faraha dhexdooda oo wax codso, ayey tidhi. Asli waa ay bilawday in ay xoqdo, laakiin islaantii baa ka joojisay. – Ha samayn ilaa ay kaa muhiim tahay. La is kama khasaariyo awoodda footariga. Qaado oo adeegso marka aad u baahan tahay. Asli jeebka ayey ku ridatay. Waxay dareentay kulayl, sida xayawaan yar.

i i f o d o a t s a i j r c iga u M M ATS WÄ N BLAD

Detta är Den magiska kulan, Läsebok 1B, översatt till somaliska.

ABC-klubben är ett läromedel i svenska för fk–åk 3. Läromedlet bygger på vetenskaplig grund, har tydlig progression och ger stora möjligheter till individualisering.

1

Läs mer på www.nok.se/abc-klubben.

1 ISBN 978-91-27-45537-5

9 789127 455375

Den magiskakulan_omslag.indd 1

Den magiska kulan – Somaliska 2019-03-22 13:50



Tusmo Cutubka 1

Geeddi Bahal 8

Cutubka 2

Momman 12

Cutubka 3

Mucjisadii Footariga 16

Cutubka 4

Dugsiga 20

Cutubka 5

Nasashadii iyo ciyaartii Shabadaanta 24

Cutubka 6

Kubbadda cagtu wax xiiso leh! 28

Cutubka 7

Ciyaartii dabadeed 32

Cutubka 8

Naadiga-ABC 36

Cutubka 9

Biririftii way dhammaatay! 40

C utubka 10

Mudacii iyo Khariidadii Qasnadda 44

Cutubka 11 Geerashka C utubka 12

Kurtin iyo Qanjaweyne 52

C utubka 13 Buulkii C utubka 14 Sidee

cabsida 56

baad u kari kartay? 61

C utubka 15 Tareenkii C utubka 16 Kor C utubka 17

Guuleed 48

buluugga ahaa 65

u hadal 69

Qumanyadii guriga xumayd 73

C utubka 18 Ina-boqor C utubka 19

iyo muraayaddii runta 77 Guriga Cidladu ma cidlaa? 82

C utubka 20 Kulankii Cutubka 21 Waan

waalidiinta 86

ka xumahay, waan ka xumahay 90

C utubka 22 Muraayad C utubka 23 Fasalka C utubka 24 Waan

Den magiska kulan 1_somaliska.indd 3

1b, fasalka ugu fiican 99

diidey! 104

C utubka 25 Showgii

isku eegid 95

lagu guulaystay 108

Midhihii heesta xarfaha ee Geeddi 112

2019-03-22 13:44


Sjรถ Halkan waxa deggen Cigaal

Gurigii Cidlada ahaa

Halkan waxa deggen Bilan

4

Den magiska kulan 1_somaliska.indd 4

2019-03-22 13:44


Dugsiga

Tunneln Mataffär

Halkan waxa deggen Asli

Fotbollsplan Den magiska kulan 1_somaliska.indd 5

5

2019-03-22 13:44


Tani waa Asli

NABAD!

Asli waa toddoba jir. Buuggani wuxuu ku saabsan yahay Asli iyo saaxiibbadeed Cigaal iyo Bilan. Waxa kale oo uu ku saabsan yahay footari mucjiso ah, islaan yaab leh, jin, bisad iyo geerashka Guuleed iyo …

MEN JAG ÄR VIKTIGAST.

… wax badan oo kale. Laakiin way soo socdaan.

6

Den magiska kulan 1_somaliska.indd 6

2019-03-22 13:44


Asli waxay deggen tahay guryaha dhaadheer ee hadh-qoodaarka badan leh. Waa kuwan qoyskeedu:

NABAD!

Sugulle

Hooyo

Aabbo

Asli, Cigaal iyo Bilan waxay dhigtaan dugsiga midabka cas ee fasalka 1b. Macallimaddooda waxa la yidhaahdaa Marwo. Asli aad bay u jeceshahay Marwo. Laakiin hadda, oo ay bil keliyi tagtay xillidugsiyeed dayrta, Marwo way ka tegaysaa! Waa murugo weyn. Laakiin ta ugu darani waa … HADDA BUUGGA BILAW!

Haa, raalli ahaw. Waad saxan tahay, Asli. Aan buugga bilawno. Ee bogga kale.

7

Den magiska kulan 1_somaliska.indd 7

2019-03-22 13:44


CUTUBKA 1

Geeddi Bahal

Asli macallin cusub baa wax bari doona. Magaciisu waa Geeddi. – Geeddi waa bahal, ayuu yidhi Sugulle. Sugulle waa Asli walaalkeeda weyn. Ka warran haddii Sugulle saxan yahay. Ka warran haddii Geeddi uu yahay bahal, laakiin hooyo waxay la tahay in macallinka cusubi uu naxariis leeyahay. 8

Den magiska kulan 1_somaliska.indd 8

2019-03-22 13:44


Asli waxay daawanaysaa tiifiiga, balse waxay ka fikiraysaa Geeddi. – Waa maxay, inantaydii yaraydeey! hooyaa weydiisay. Miyaad niyadjabsan tahay? Asli ma rabto inay wax sheegto – Waxaan u sii socdaa inaan qubaysto, bay tidhi.

9

Den magiska kulan 1_somaliska.indd 9

2019-03-22 13:44


Asli waxay la qubaysanaysaa saddex shinbirbadeed, wayna tartansiinaysaa. Bash-bashtoodaan ka helaa. Asli waxay illawday ka fikirkii Geeddi. Ka dib hooyaa timi. – Asliyeey! ayey tiri. Adigu inaad qubaysato weeye, ee ma aha inaad u qubayso shinbirbadeedda. 10

Den magiska kulan 1_somaliska.indd 10

2019-03-22 13:44


Waa xilligii la seexanayey. Sariirta Asli ayuu Sugulle saaray sawir. Wuxuu sawiray bahal sidan leh: Waxaan ahay Geeddi. – Sidan buu u eg yahay, ayuu Cigaal yidhi. Laakiin ilkaha Geeddi way ka dhaadheer yihiin. aa n ! Wax eeddi yG aha

S

u ug

lle

11

Den magiska kulan 1_somaliska.indd 11

2019-03-22 13:44


CUTUBKA 2

Momman

Asli, Cigaal iyo Bilan dugsiga ayey ku socdaan. – Maanta ciyaar baan leeyahay, waxa tiri Bilan. Waa markii iigu horreysay. Oo waan yara naxsanahay. – Waxaan aad uga baqayaa macallinkeenna cusub, Asli baa tiri. Waxa la yiraahdaa Geeddi BAHAL. Cigaal iyo Bilan baa is eegay. Bahal! 12

Den magiska kulan 1_somaliska.indd 12

2019-03-22 13:44


Aroor kasta Asli, Cigaal iyo Bilan waxay ciyaaraan ”mommanka”. Momman waa wargeys xabagi ku duuban tahay. Ka ugu dambayn taabta mommanka aroortii ayaa maalintoo dhan haysanaya. – Cigaal, Bilan baa tiri. Waxaan kuu hayaa hadyad. Gacanta geli shandaddayda.

13

Den magiska kulan 1_somaliska.indd 13

2019-03-22 13:44


Mucjisadii footariga

s k i g a a k m u lan n e D Islaantii waxa ay tidhi footarigu waa mucjiso. – Ku xoq faraha dhexdooda oo wax codso, ayey tidhi. Asli waa ay bilawday in ay xoqdo, laakiin islaantii baa ka joojisay. – Ha samayn ilaa ay kaa muhiim tahay. La is kama khasaariyo awoodda footariga. Qaado oo adeegso marka aad u baahan tahay. Asli jeebka ayey ku ridatay. Waxay dareentay kulayl, sida xayawaan yar.

i i f o d o a t s a i j r c iga u M M ATS WÄ N BLAD

Detta är Den magiska kulan, Läsebok 1B, översatt till somaliska.

ABC-klubben är ett läromedel i svenska för fk–åk 3. Läromedlet bygger på vetenskaplig grund, har tydlig progression och ger stora möjligheter till individualisering.

1

Läs mer på www.nok.se/abc-klubben.

1 ISBN 978-91-27-45537-5

9 789127 455375

Den magiskakulan_omslag.indd 1

Den magiska kulan – Somaliska 2019-03-22 13:50


Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.