9789175676494

Page 1

Rolf Rune Fleischer

Rune Fleischer • Rolf waxa uu helay baakad

Rolf wuu faraxsan yahay. Waxa uu soo qaatay baakad. Waxa u soo dirtay hooyadii.

waxa uu helay baakad

Talow maxay noqon? Waa in aan gurigii degdeg u tagaa si aan baakaddan u furo, ayuu yidhi Rolf.

en möjlighet för allau –– waa mid u taagan adeegidda bulshada

Nypon förlag


Magaca: Rolf waxa uu helay baakad Magaca rasmiga ah ee buugga: Otto får en pakke/Rolf får ett paket Qoraalka iyo sawirka: Rune Fleischer © Special-pædagogisk forlag A/S, Danmark, Nypon förlag Waxa turjumay: Musa M. Isse, 2016 Daabacaaddii koowaad 2016 Tirada bogagga 20 bog Nypon förlag (Madbacadda Nypon) – waa mid u taagan u adeegidda bulshada. info@nyponforlag.se www.nyponforlag.se ISBN 978-91-7567-649-4


Rune Fleischer

Rolf

waxa uu helay baakad Waxa turjumay: Musa M. Isse

Nypon fรถrlag



Rolf wuu faraxsan yahay. Waxa uu soo qaatay baakad. Waxa u soo dirtay hooyadii.

5


– Alla farxad, talow maxay noqon? Waa in aan degdeg u tagaa gurigii si aan baakaddayda u furo, ayuu yidhi Rolf.

6


– Alla maya, Roob baa Soo daatay. Baakaddaydii quruxda badnayd way iga qoyaysaa, ayuu yidhi Rolf.

7


– Maya, roob ma da’ayo. wuu shubmayaa, ayuu yidhi Rolf. 8


Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.