Republic of Somaliland Ministry of Youth & Sports Annual Report 2020

Page 13

13 4. Tartanka Naadiyada Heerka Saddexaad ee Caasimadda Hargeysa. Wasaaradda WDH&Ciyaaraha JSL oo kaashanaysaa Xidhiidhka Kubadda Cagta JSL ayaa waxay qabatay tartanka naadiyada Heerka Sadexaad Ee Caasimada hargeysa,kaas oo ay ka qeyb-galeen 10-ka naaddi ee ka dhisan caasimadda Hargeysa kuwaas oo ka diiwan-gashan XKCSL. Tartankan oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland

& XKCSL ayaa sidoo kale waxaa iyaguna qeyb ka ahaa Astaan Cable TV,munaasibadan gebagabada tartanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Xoghayaha Guud ee XKCSL iyo Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Maamulka iyo Macallimiinta naaddiyada ka qeyb-galaya tartanka iyo Marti-sharaf. Ag/Guud Ee WDH&Ciyaaraha JSL ayaa wuxuu halkaasi ka sheegay in ka wasaarad ahaan ay dadaalo badan ugu jiraan sidii ay u horumarin lahaayeen ciyaaraha kala duwan ee dalka, taasoo gobolada oo dhan laga qabanaayo tartamo kala duwan oo heer calami ah.


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.
Republic of Somaliland Ministry of Youth & Sports Annual Report 2020 by mahmoudawaleh - Issuu