
2 minute read
Inside the Parliament: Witnessing the Unxepected
After the recent voting of the lower of the house of the parliament for the amendment of law number 20 which reduced the eligibility age of the local council candidacy for the youth, the upper house widely known as the Guurti followed the same truck of their next-door law-making neighbor. After hot discussion, the Guurti overwhelmingly approved the amendment of the law with 37 votes out of the seated 45 MPs at that session and only 8 MPs refused to vote for the law.
The Guurti approval of the law was the complete success of the long-time SONYO-led struggle. This news cheered many Somaliland youth who were worried and wondering if the country’s most powerful law-approving body would say ‘Yes’ to the opportunity they received which opens the door of getting into their country’s decision making platforms.
Advertisement
Thanks to the constant lobby pressure that was mounted on Guurti, but the approval of the law arrived when the assigned committee suggested to leave the law as the parliament amended it.
However, the only thing that remained is the presidential signing of the law for its implementation.
Diihaalka dhibtiisu Markay I duqayso Naftaydu dikhowga Dartii nasan waydo Dareen I hogaansho Dix dheer igu tuuro Dacaamiyo kaarka Amaan dubanyoobo Sidii adhi daadsan Duleedka arooryo Dacaw u bidhaamay Dideen darka jiidho Hubkaan xaq ku doonto Ablayda diboota Warmaha dananaaya Soodhkaan danta moodo Kolkaan dar isleeyay Diihaalka aduunka Hadii dubahaygu Dixeed ku afbeelo Deelkaan cuskadaaye Tix aan la duduucin Dareen igu hawlay Tix aan dambi sheegin Ka dayran xumaanta Tix dayrta sideeda Mankeediyo dooga Dadwayne jeclaysto Tix deelka quraanka Dhamoow ku dalaysan Tix aanan dunteeda Dagaari u doonan Dagaalna ku taabin Tix diirka ka qaada Wixii xume daahan Tix doogaha dhayda Dawaysa quluubta. Markuu damacayu Diiwaanka u baadho Dawgay ka aroorto Intaan durba dhaafo Ma doonto banaane Darkay ku uruurto Kolkaan is dul taago Anoon dab u qaadan. Dabuubta dalaysan Halgaad kaga doonin Intay ila duusho Ayay dunta shaalka Dushayda sudhaaye Bal maantana doogtan
U diiday garaadka Inuu dabac seexdo An kuu dildilaacshoon Daboolka ka qaado. Dushaa I huraysa Laabtaa I daloosha Anoon wali daalin, Da’daydu labaatan Doraad isku taagtay Dayaay madaxayga Sidaanahay deeble Dushii ka cadaaday. Da’baa iga guurtay Dalkayga lurkiisa Dawayn kari layde taloow damanaanta Maxaa u dabiiba? Maxaa gaban doora Dooboo nin adayga Saxaare diglaynta Dadnaanta hebeenka Dugaagu bakhtiistay. Maxaa hablo diible Dakeeyiyo deeqa Ku daatay badwaynta Si ay dibad baasta Koluun dudadeeda Dabayshu u gayso. Nin daalini heedhe muxuu dibindaabyo la doontay gashaanti ka soo dalan dooshay dal looga raxleeyo. Dabeedna ku dooxay Dix wayn badhtankeeda. Shiraaciyo doonta Duulkasi toshaana Dad nool iska daaye Inaanad digaagad Dushiisa u quudhin Duufaankiyo roobku Markuu dil dilaacsho Shiraaca la duulo Dabayshu asqayso Doontii lagu xoomay Dabeed la is eego Dardaaran bilaabmo Badwayntuna daanka Ka muujiso daafta Intay dam ka siiso