First Task Is to Ask Somali

Page 16

Howsha ogu horraysa waa waydii 


SHARCIGA SINNAANTA MIDABKA Iswaydii

Waydii Macallinkaaga

Miyaan garanayaa Shaciga Sinnaanta Midabka?

Nidaam noocee ah / dhaqameedkee ayuu iskuulku ka qaatay Habraaca Falanqaynta Sinaanta Cunsuriyadda (REAP)?

Miyaan ogahay sababta aan ugu baahan nahay Nidaamka Sinaanta Jinsiga?

Xeelado istaraatiijiyad waxbaris dhaqan ah ayaad u isticmaashaa fasalkaaga?

Miyaan ogahay halka laga helo qorshayaasha Iskuulka Sinaanta Jinsiga?

Dhammaan macallimiinta dhismaha dugsiga ma tababar ayey ka heleen Machadka Sinaanta?

Xageen u kacaa si aan uga helo macluumaad dheeri ah oo ku saabsan siyaasada Sinaanta Jinsiyadaha?

Tababar noocee ah ayaad heshay si kor loogu qaado waxtarka aad ugu adeegto dad kala jaad ah?

Sideen ugu taageeri karaa Qorshaha Iskuulka Sinaanta Iskuulada ee cunuggayga?

Sideed u kobcineysaa manhajka si uu u noqdo mid loo wada dhan yahay?

Xagee ka heli karaa macluumaadka ku saabsan Siyaasadda Sinaanta Jinsiyadda?

XIRIIR Dwan Williams Khabiirka Sinnaanta Midabka Xarunta waxbarashada ee VanHoose, dabaqa 3aad 3332 Newburg Road 502-485-3620 Dwan.Williams@jefferson.kyschools.us

Somali


Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.