Uluhu waa kuwo dhib badan. Waa dhib badan tahay in xadhigga la giijiyo. Saga waxay tababar ku sameyneysaa si aysan caguhu ugu siiban. Samir sidoo kale ayuu u tababaranayaa. Woxogaa tababar ah kaddib waxay dareemeen in ay xariifiin yihiin. Saga ayaa ku bilowday tallaabsi tartiib ah. Meelaha sirkuska waxay
dhaqdhaqaaqyadaasi u muuqdaan kuwo fudud. Nalalka waaweyn ayaa sii qurxinaya oo ka dhigaya farshaxan la yaab leh. Hal lug. Labada lugood. Saddex iyo afar. Waaw! Daawadayaashii ayaa sabciyey, fannaaniintiina intay madaxa rogeen ayey nabadeey yidhaahdeen. 21