Shaqo ka bilaawida wadan cusub waxay noqon kartaa caqabad iyo inay su’aalo badan keento: sidee ayaan filanayaa inaan ugu dhaqmo goobta shaqada, waa maxay xaquuqdeyda iyo waajibaadkeyga iyo sideen ola qabsadaa bulshada shaqada?
Tilmaantaan waxay ku siineysaa warbixin ku saabsan nolosha shaqada Finnish. Waxyaabaha kale, waxay bixisaa talo ah sida shaqo loo helo, nidaamka laqabsashada, waajibaadka kormeeraha, dhaqanka shaqada Finnish, iyo caafimaadka iyo ladnaanta shaqada. Sidoo kale waxay soo jeedisaa ilo kale oo warbixin waxtar ah leh.