The New American Post Newspaper March 2023

Page 1

The value of instilling hope: Columbus faith leaders trained in suicide

Ameena Kemavor stood at the front of the classroom, encouraging a group of about 30 local faith leaders to get comfortable “speaking from your heart and instilling hope.”

Some might say that’s what faith leaders regularly do from the pulpit, bimah

or minbar, but her advice in this case was meant more for use in times of crisis. Kemavor, vice president of advocacy and engagement at the Alcohol, Drug and Mental Health Board of Franklin County (ADAMH), was leading an evidence-based suicide preven-

Maxay Kugula Talinayaan Dhakhaatiirta Dhinaca

Cudurrada Maskaxda

Waxaan wareysi gaar ah ugu tagney xaruntiisa caafimaadka ee United Urgent

Care ee woqooyiga magaalada Columbus Dr. Mohamed Hashi, waxaana ka wareysaney cudurrada faafa iyo cudurrada dhimirka oo waayahan ku soo badanaya bulshadeena ku nool Columbus, Ohio dhibaato ba’an ku haya.

Wuxuu Yiri” Waxaad ogtihiin labadii sano ee la soo dhaafey sida cudurka Covid-19 ugu faafey wadanka oo dhan dileyna in ka badan hal milyan oo qof. Alxamdulillah inkastoo uu weli jiro, hadana ma badna oo waxaa loo baahan yahay in weli la taxadaro oo meelaha la isugu yimaado af jeebka la xirto sida

tion training at the end of September for faith leaders called "Question, Persuade, Refer," also known as QPR.

'People took to him': Once a Baptist, new rabbi has unique perspective as he takes helm of Bexley's Agudas Achim

The training, part of the nonprofit's

Ameena

Kemavor Vice President of Advocacy and Engagement Alcohol, Drug and Mental Health Board of Franklin County

SEE

MENTALHEALTH EDITION MAXAY KUGULA TALINAYAAN - PAGE 2
series called "Bridging Our Temples," was requested by local faith leaders and prompted in part by rising rates of suicide locally, said D Malone, ADAMH's director of faith-based and community INSTILLING HOPE - PAGE 2
Rabbi Shea Kaltmann Lori Schottenstein Chabad Center New Albany, Ohio
Mohammed Dirieh Vice President of the New American Resource Center D. Malone, BS, MLD Director, Faith-Based & Community Engagement at ADAMH Board of Franklin County

Maxay Kugula Talinayaan Dhakhaatiirta Dhinaca Cudurrada Maskaxda

aroosyada iyo xafladaha dadka badan

isugu imaanayaan, sidoo kale mar walba

faraha la dhaqo mar walba aad taaabato

meelo kala duwan oo aadan taaban indhaha, sanka iyo afka intaad ka nadiifineyso gacmahaaga.”Midda labaad

wuxuu Dr. Hashi ka warramay sida

cudurka dhimirka ugu soo badanayo bulshadeena wuxuuna yiri” Inkastoo

saameyn weyn uu ku leeyahay xirnaantii

meel walba la xirey Covid -19kii dad

badana lumiyeen shaqadoodii iyo ganacsigoodii oo loo xiriirinayo cudurka

dhimirka in uu kor u kacay sannadahaas, hadana waxaa inta badan sababa walaahowga iyo wel welka badan( depression), sidoo kale waxaa laga qaadaa isticmaalka

xad dhaafka ah ee maandooriyaasha sida

Cabitaanka aalkolada, daroogooyinka kala duwan, kiniiniyada loo isticmaalo cudurro kala duwan oo si xad dhaaf ah loo qaato, mararka qaarkoodna waa wax la kala dhaxlo oo qoysku isu gudbiyo”. Waxaan kula talinayaa bulshada soomaaliyeed haddii ay dareemaan in wax si ka yihiin dhanka maskaxda sida xaaq badan,hurdo la’aan, murugo badan oohin badan ama qosol aan meel lahayn ama mid ka mid ah qoyskooda in aysan ka xishoon oo ay aadan hay’adaha caafimaadka ku shaqada leh, sababta oo ah maskaxda waa qeyb ka mid ah jirka haddii ay xanuusato waxaa baaba’ya dhammaan jirkii oo dhan oo meesha hagta oo go’aamada dhan ka soo baxaan. Waa la daweyn karaa sida loo daweeyo Cudurrada jirka kale ku dhaca. Walaalayaal waxaan mar kale idin kula talinayaa in hay’addan New American Resource oo wada wacyi galin iyo talo ka bixin halka ugu habboon ee lagu daweyn karo cudurrada dhimirka, ha noqota quraan lagugu daweeyo ama sida ugu sahlan ee loola xiriiro dhaqtarrada ka shaqeeya maskaxda iyo daweyntooda la soo xiriir. Waa dadkaagii uma baahnid turjumaan waxayna kugu hagayaan meesha kugu habboon ee daweynta. ■

CONTINUED FROM PAGE 1

engagement.

In September, the Franklin County Coroner's office announced that suicides in the county rose nearly 10% in 2021 from the previous year. The Ohio Department of Health reports that there were 168 deaths from suicide in 2021. Incomplete data from this year shows there have been 102 deaths from suicide so far.

"We are not doing enough as a community," Erika Clark Jones, CEO of ADAMH, told faith leaders at the training. "There's a need for more training and community connectors. You often connect with people when they're the most vulnerable. ... Our hope with today is that the training will be an additional tool."

'A renewed sense of purpose': CAIROhio continues work after betrayal of former director Faith communities are a natural place for people trained in suicide prevention, Kemavor said, as many of the activities central to faith are focused on preserving life.

"There's a consensus that faith communities can do great work in building, amongst communities of faith, hope and instilling hope," she told The Dispatch. “The goal is the role each one of us plays in impacting the life of another person. … You don’t have to be perfect at this. This is not counseling or treatment. All you have to do is care and at some point instill genuine hope to the heart and mind of another person.”

Rabbi Shea Kaltmann, of the Lori Schottenstein Chabad Center in New Albany, was at the recent training and

said clergy can have important roles to play because of their part in creating community.

“The opposite of addiction is not sobriety, but it is connection, attachment, loyalty, friendship,” he said, of what Judaism teaches. “We are wired to be with other people and not to be isolated.”

Part of the ADAMH event that was particularly helpful to him in making him more comfortable asking questions was when faith leaders role-played different situations in small groups.

'An eye-opening, tremendous experience': Columbus-based Wexner Foundation trains generations of Jewish community leaders

“We acted out a situation of if someone was speaking to me and it sounds like they’re going through a tough time. ... That’s what we practiced, that’s what we learned about and it was very empowering,” Kaltmann said. “This will help me moving forward in feeling more confident.”

Mohammed Dirieh works with the Somali and Muslim communities locally and also went to the ADAMH training, even though he said he does not believe suicide is a common problem among those communities locally.

Dirieh is Vice President of the New American Resource Center, a mental health agency and the board chair for Abubakar Asiddiq Islamic Center on the West Side. He said the training was helpful because he’s not sure if dying by suicide will become more common

among third-generation Somali American people.

Reports: Discrimination against Jewish and Muslim people hit record highs in 2021

“We don’t know what is going to happen,” he said. “We must make sure the community stays focused. … Mental health issues are there within our community. There’s a lot of issues.”

Within Muslim and Somali cultures, mental health is very taboo and stigmatized, he said. People won’t ask for help or admit they have an issue. The resource center works hard to educate people, including through partnerships with local mosques, that there is help out there and it’s OK to need it.

“You have to educate them,” he said. “You have to tell them mental health is just like diabetes. It’s something ... treatable.”

'Man of the people': Slain Columbus imam's absence especially painful during Ramadan

The training also allowed Dirieh to meet many different people from different backgrounds and connect with other area leaders. He aims to spread hope within his community.

"I believe still there’s a lot of good things coming on the way. You don’t have to give up hope," he said.

dking@dispatch.com

PAGE 2 · The New American Post · MARCH 2023 The value of instilling hope: Columbus faith leaders trained in suicide prevention Learn more about NARC Call 614.845.5170
1
@DanaeKing CONTINUED FROM PAGE
2330 Morse Road, Unit D Columbus, OH 43229 shiffapharm@gmail.com Tel: 614-532-0511 Fax: 614-532-7079 www.shiffarx.com
Ka doono daawooyinka aad u baahantahay shiffa pharmacy , waxaa jooga dhalinyaro soomaaliyeed oo aan lagaaga turjumeyn su’aalahaaga caafimaad.iyo dawooyinka aad u baahan tahay goor walba.

KulankaUguBadnaaDhalinyarada ColumbusEeMasjidkaAbubakar Sidiq

EDITOR IN CHIEF

Abdurahman G. Duale

PUBLISHER

Mohammed O. Dirieh

EDITORS

Liban Bule

Abdurahman G. Duale Mohammed O. Dirieh

LAYOUT & DESIGN

Derek Payne DPI Graphic Design

The New American Post is a newspaper published monthly in Columbus, Ohio. All money orders or checks should be made payable to The New American Resource Center, 647 Park Meadow Road, Suite B Westerville, Ohio 43081

Phone: (614) 845-5170

Fax: (614) 845-5171

E: newamericancenter101@gmail.com

Office Hours: Monday-Friday 9:00 AM - 5:00 PM Closed Saturday, Sunday

Uguyaraan 2500 (labakuniyoshanboqol) oodhallinyaroah ooda’doodu u dhaxeyso 10 jirillaa 35 jirayaa ka qaybgalayxafladgaar ah ooloogahadlayeydhallintaiyodiinta, ka hortaggamukhaadaraadkaiyoburcadnimadadilka dhalinyaradadhexdoodaiyosidii ay u xoojinlahaayeenxiriirka ka dhaxeeyaummad ahaan islaam ahaan iyosidii ay ugudhawaanlahaayeenallahaabuuraysubxaanahuwatacaalaa.

Waxaalagumasjidku ku martiqaadaydaacigacaankaeedegganwaddankaIngirii iska sheikh Ibnu Taymiyah, kaas oo can ka ah barahabulshada. Waxaa ka sooqeybgalaydhammaanbulshada ku dhaqanMagaala Columbus iyogobollada kuxeeransida Indiana, MighiganiyoPenselvenia. Waa kulankiiuguweynaaeedhallinyaroee ka dhacamagaladan. Waxaa dad badan cajiib ku noqotaysidadhalinyaradagabdhoiyowiilaalwa alidiyocarruur yar yaroo ay la yimaaadeenugasooqeybgaleen, kaas oolagubaahiyeybarahabulshada.

Sheekhibnutaymiyahwaxaasoomartiqaadeykheyrallaha ka siiyeeMasjidkaAbuubakarSidiiqiyo New American Resource Center ookuwadahowlanaasidiiloogahortagadilalkadhalin yaradadhexdoodaooberyahanba ka socoteymagaaladan Columbus gaar ahaan galbeedkaiyowoqooyigamagaalada.

Sheekh Ibnu Taymiyah Waa sheikh da’ yar oofahmasidaloolahadlodhallinyaradaisagoo mar walbaxasuusinayaaayadoquraaniyoxaddithNabigeena

suubanaaMuxammad (SCW) Sida ay ugasoohorjeesanayaandilkaqof kale oobiniaadan ah ooaan wax galabsaniyo-

maandooriyaashakhatarta ku ah qofkaisticmaalaya, qoyskaiyodhammaanbulshadauu ku dhexnoolyahay. MasjidkaAbuubakariyo New American Resource Center waxaa ka dhexeeyaxiriirgaar ah oo ay bulshadauguadeegayaan, gaar ahaan dhallinyaradaiyosidiiloogahortagilahaaburcadnimadaiyodilalkama cnodarrada ah oosannadihiidmbe ku soobateydhallinyaradadhexdoodaoo isugaarsanaya. Sidoo kale waxaanuwadafulineybilihiiugudambeeyey

Sannadkiitagey 2022kii barnaamijlagudiyaarinayoHoggaaminta (leadership)

oodhallinyaradalagasoodhexxulaykuwanoqon kara hoggaamiyaalwacyigalin kara kuwa kale eesaaxiibadood.

HaddabawalaalayaalSheekh Ibnu Taymiyahwuxuusi cod dheerugua Hadley dhibaatooyinka ka jiradhallinyaradadhexdoodaiyosidii ay ugawaantoobilahaayeendhaqammadaxunxunsida maandooriyaasha kala duwansidakhamriga, daroogooyinkaGalmadaxaaraanta ah

IWM.Ugunalaabanlahaayeenallahiiabuu rteykunaxirnaadaan mar walba. ■

E-MAIL

Your News Articles To newamericancenter101@gmail.com

Deadline: First Friday of the month by end of day

Office Hours: Monday-Friday 9:00 AM - 5:00 PM

LETTERS TO THE EDITOR

The New American Post welcomes letters to the editor(s) from our readers. Typed or emailed letters 300 words or less are preferred. Each letter might be edited and should include a name, an address and a daytime phone number. Send your letters by mail to:

Letters to the Editor, The New American Post Newspaper 647 Park Meadow Road, Suite B Westerville, Ohio 43081

By E-mail: newamericancenter101@gmail.com

By Fax: (614) 845-5171

CORRECTION POLICY

The New American Post works to be fair and accurate. The newspaper corrects any significant errors of fact brought to the attention of the editors. If you think an error has been made, call (614) 845-5170. Corrections will be printed below.

Copyright © 2022

The New American Post

SUBMIT YOUR STORIES

We accept manuscripts across all genres, with or without an agent, from anywhere in the world. Whether you are a new author or have been previously published, The New American Post would like to hear from you. Submit your stories to:

The New American Post Newspaper 647 Park Meadow Road, Suite B Westerville, Ohio 43081

By E-mail: newamericancenter101@gmail.com

By Fax: (614) 845-5171

MARCH 2023 · The New American Post · PAGE 3 The New American Post STAFF
Dhowrkunoodhallinyaro ah oodhageysanaysamuxaadaradaSheekh Ibnu Taymiya laguna qabteyMasjidkaAbuubakarSidiiq. Masjidka Abubakar waa halka lagu qabtey muxaadarada dhallinyarada ee galbeedka Columbus

Arrimaha Xiriirka hay’adaha

Habsami u wada Shaqeynta Hay’adaha

Gobolka Ohio ee Cudurrada Dhimirka iyo

NewAmerican Resource Center

Waa kulankiiMs.Malikaoo ka tirsanFrankilcouct Mental Health oonagusoobooqateyxarunteena Bidix Mr. Geelle, Ms. Malika, Mr. Dieireh. Franklin County Mental health waxay ka shaqeysaabaxnaanintabulshada ku dhaqan Franklin County Ohio ee la laliitacudurradadhimirka ama maskaxda.Hay’addan Franklin County waxayqeyblibaax ka qaadataahorumarkaiyokobcinta New American Resource Center.

Waxaan illaa sannadkii hor xoog saarney wanaajinta iyo xiriirka ka dhexeeya ha’adaha ka shaqeeya Cudurrada maskaxda , taas oo aan ka gaarney guul aad u ballaara. Hay’adda New American Resource Center Waxay xiriir aad u qato dheer oo ku saasan Wax qabadkeena bulshada la yeelatey hay’adaha dowliga ah ee ka shaqeeya cudurrada maskaxda, taas oo waxweyn ka tareysa bed qabka bulshadeena iyo baahida gaarka ay u qabaan in laga taageeero Cudurrada Maskaxda. Waxaan kaloo xiriir fiican leenahay ADAMH Frankilin county Ohio iyo Arc Builders of ohio oo u xilsaaran bad qabka maskaxeed ee Franklin County ■

PAGE 4 · The New American Post · MARCH 2023
Bidix Kaabo, Geelle, Rochelle (NAMA Ohio President) Direih, George (Arc Builders of Ohio President)

Fiyoobida maskaxda waa muhiim

Maxaa Kula

GudboonHaddiiAadQ abtoCudurra daMaskaxda

Ama dhimirka

Walaalhaddiiadigaiyoqoyskaaga ama qaraabadaada mid ka mid ah loogashakiyo in uuqabocudurradamaskaxdawaxaa kula gudboon in aadansahlanoodhab u qaadoto in cudurkaanintauuyaryahay ama bilowyahaysisahlan loo daaweyn karo. Markahorela xiriirdhakhaatiirtacudurradamaskaxdaoo ballan ka dhigo, haddiiaadangaraneyndhakhaatiirtacudurkaan nala sooxiriiirsiaankaagacaawinooo ballan kuugusameynayosi loo daaweyoruuxaaxanuunsan.

Walaalayaalinteena badan waxaan sugnaa in qofkufaraha ka baxayooouubillaabo ama wax burburinnaftiisa, qoyskiisaiyobulshadiisaba.

Haddabaintaantaladafaraha ka bixin walaalcaawioo la gaargaaar deg deg ah siaadnaftiisaiyoqoyskaaba u bad baadiso.

Haddiiaadsidoo kale qoyskaaga ama qaraabadaada mid ka mid ah isticmaa-

lonoocyadadaroogooyinka kala duwanfadlan ka gaarinteysanfaraha ka bixin oouuisubaddalincudurrada kala duwaneemaskaxda, taasoobaabinkartanoloshiisaiyomiddaqoyskiisaba.

Walaalayaaldhibaatadancudurradamaskaxdaiyomaandooriyaasha kala duwan, taasoohaysataqoysas badan oosoomaali-

yeedoo la daalaadhacayasidii ay u maareynlahaayeennoloshoodaiyosidii ay u daawanlahayn, qaarkoodnaaangaranayn jihadi ay la aadilahaayeen Haddaba waxaan nahayhay’adSoomaaali ah oo la yiraahdo New American Recourse Center oo ka howl-

galamagaaladan Columbus fadlan nala sooxiriirXafiiskeena 614-8455170 ama nooguimowwixiitaloiyocaawin deg deg ah 647 Park meadows road suite B Westerville Ohio, 43805.

Waxaa kale qofka ku dhaca Jahwareer joogta ah meeshii woqooyi uu u maleynayo koofur, barina galbeed uu arko iskuna khaldo magacyada iyo midabada(Schizophrenia) waana kan uga xu nee cudurrrada dhimirka.

Waxaa kale jira Xanuun xag jirnimo ah (Bipolar) taas qofku aad u fakiro ama xanaaqo rumeeyana fikrado khalad ah oo iskiis la yimaado, sida isla weyni u baahnaanshada hurdada iyo hadal badan feker iyo go’aan qaadasho deg deg ah oo aad xun halisna galin kara dadka agdhow.

Sahan gaar ah oo ay sameysay hay’adda caafimaadka mareykanka ayaa sheegtay in in boqolkiiba labaatan qaangaarka dadka mareykanka , ama shanti qofba hal qabo la il daran yihiin xanuunada dhimirka oo u baahan daaweyn, waxayna keeni doontaa in noloshooda ay maareyn waayaan mustaqbalka. Waxaa wanaagsan marka hore in aad fahamo cudurka ku haya, dabadeedna aad sidii aad isaga daweyn lahayd raadsato. Dhaqankeena wuxuu liidaa cudurrada ku dhaca Maskaxda oo ay u bixiyaan magacyo foolxun oo ay ku caayaan qofka qaba.

Wxaa ka mid ah jinnoole, jinniyaa ka dhex hadlaya, dabeecad laawe, xanaaq badane am waa Jirac aan u adkeysan Karin hale eray. Xanuunka dhimirka waa mid ugu daran ee ku dhaca nafta

ama ruuxa biniaadanka wuxuuna baabi’iyaa nolosha shakhsiga iyo midda qoyska oo dhan haddaan laga daweyn. Cudurrada dhimirka ama maskaxa wuxuu ku yimaada mid hidda raac oo la kala dhaxlo iyo mid ay marka ay carqalaodoobaan kiimikada maskaxda oo u horseeda in uu qofku si caadi ah u shaqeyneyn ama u hadleyn.

Waxaa kale oo keena balwadaha (Addiction) uu isticmaalo qofka oo Kimiko ah illaa uu gaaro heer uu ka maarmi waayo oo si joogto ah am xad dhaaf ah u qaato. Waxaa ka dhasha cudurradan maskaxeed oo ah welwel joogto ah (anxiety disorder). Waa mid qofku si aad ah u cabsanayo si tiiraanyo leh, sida adigoo wax naftaada khatar gelin kara k uu kuu dhow yahayoo wadnahaagu aad u ga-

raacayo. Sidoo kale Cabsi joogto ah aadan garayn qofku waxa uu ka baqayo mararka qaarkoodna albaabada iyo dariishadaha uu xirayo.

Waxaa kale uu keenaa Xanuun argagax leh oo qofku soo boodayo asagoo hurda ma fadhiya (panic disorder), taasoo la garaneyn waxa sababaya baqdinta heerkaa gaarsiisan. Waxaa kale oo ku dhaca hurdo la’aan oo qofku soo jeedo habeenkii oo dhan ama inyar ka seexdo, waxaa kaloo ku dhaca Xis-lumin oo ah xusuust oo ku yaraata (Dementia) illaa heer uu aqoonsan waayo qoyskiisa iyo saaxabadiisa. Cuntada uu ka fogaado ama six ad dhaaf ah u cuno (eating disorder)

Waxaa kale oo ku dhacaca isbedel dhanka shucuurta(mood disorder) kaas oo qofku marna si kadis u xanaaqayo amase u farxayo sabab la’aan.

Sidaa daraadeed waxaa wanaagsan in si wanaagsan loo garto calaamadaha cudrrada dhimirka, ama maskaxda qofka qaba loona geeyo meelaha daweeya cudurkan lana xiriirtaan dhakhaatiirta ku shaqada leh. ■

MARCH 2023 · The New American Post · PAGE 5

Wacyi galinta hay’adaha dowliga

Mr. Liban Bulle CEO of NARC oo cashar dhaqanka siinaya hayadaha Columbus, Ohio

Haya’adda New american Resource Center waxaan saameyn ku leenahay dhammaan buslshada noocyadeeda kala duwan, sida dhallinyarada hooyooyinka, ganacsatada, waayeelada iyo ardeyda dhigata iskuulada.

Waxaa kaloo muhiim ah in dhinaca kale ay hay’adaha dowliga ah ama xoojiyayaasha sharrciga (law enforcement) maxkamadaha, qoyska iyo shaqada (job and family) aan dhammaantood dhaqanka, caadada iyo diinta bul-

shadeena rumeysan yihiin ama ay ku dhaqmaan. Waa muhiim in ay is fahmaan hay’adahaan ka socda dowladda ama gobolka ohio oo dhan gaaar ahaan Franklin County oo badankeen deggen nahay iyo bulshadeena si looga fogaado

dhibaatooyin ama is-fahmi waaga ka dhex dhaca bulshadeena iyo hayadaha dowliga oo nooc walba leh ee ka shaqeeya Franklin County, Ohio. Casharradaan waxaan bixnaa bil walba, qaarkoodna seddexdii bilba mar. ■

PAGE 6 · The New American Post · MARCH 2023
1784 E Dublin Granville Rd, Columbus, OH 43229 | (614) 392-2888

Sida Quraanka Loogu Daweeyo Cudurrada

Maskaxda

ama Dhimirka

Imaam Sheikh Bashiir Mahamoud oo ka mid ah Culimada magaalada Columbus

Walaalayaal quraanka alle ayaa lagu sheegay in quraanka uu yahay dawo iyo naxariis eebe oo lagu daweyn karo cudur walba. Arrintaan waxaa inooga warramaya allaha xafidee Sheikh Bashiir Mahamoud oo ah Imaamka Masjidka Abuu Hureyra ee woqooyiga magaaladan Columbus.

Sheikh Bashiir mar uu ka hadleyey quraanka iyo daweynta cudurrada dhammaan wuxuu yiri “ Diinteenteena islaaamka ah waa dawo iyo raxmad mu’miniinta Ilaah baana noogu sheegay quraankiisa, sidaa awgeed waxaa habboon in quraan loo adeegsado laguna daweeyo dhamman cudurrada ku dhaca biniaadaka oo dhan. Horey waxaa loo arkey in cudurro badan oo aad khatar u ah sida kansarka oo la yiri qofka bukaanka ah bilo yar ayaad noolaaneysaa, kadiba ka bogsadey cudurkii marka

kalaamka ilaahey lagu daweeyey.” Ma lihi ha laga fogaado daaweynta dhakhtarrada iyo cusbitaalada, haddana ha illaawin in ilaah kugu daweynayo wax quraankiisa waa haddii aad dhab u rumeysantahay. Cudurrada ku dhaca maskaxda iyo dhimirka waxaa loo kala qaadaa mid waali ah oo dadka iyo bulshada dhibaato ku ah oo wax burburinaya, noocaan wuxuu u baahan yahay meel lagu dawooyin dejiya maskaxdiisa ama lagu xaddidio dhaqdhaqaaqiisa waxyeelada wata. Nooca labaad waa nooc iska aamusan oo aan waxyeelo lahay iskana fadhiya oo aan wax qabsan karin lafahiisa iyo mida qoyskiisa waxyeelana aan lahayn. Noocaan waxaa lagu daweyn karaa cilaaj ama quraan akhri muddo xaddidan soconaya iyadoo lagu dhafayo daaweyntii dhakhaatiirta.

Nooca seddexaad waa mid uu qofka bukaanka uu arkayo ama xusuuusanayo waxyaabo ka qosliya ama ka oohiya goor walba oo uu keligiis ku ah. Mararka qaarkood waxaa la soo gudboonaada cabsi joogto ah oo uu ka qabo qoyskiisa, saaxibadiis ama dowladda oo uu isu arko in si gaar ah loo ugaarsanayo. Haddaba walaalayaal waxaan aragnaa goor walba oo naloogu keenaa masaajidada ama guryahooda ku booqannaa dhalinyaro badan oo cunay ama iska badiyey noocyada maandooriyaasha oo muddo dheer isticmaalayey qaarkoodna isu beddelay cudurrada maskaxda, walaalayaal haddii aad ka fogaato diinta alle iyo adkaartiisa waxaa lama huraan ah in nolosha dhibaatooyinkeeda oo uu qofka xamili waayo iskuna maaweeliyo mukhaadaraad oo uu arko xal is-

illowsiin ah muddo kooban ah, halkuu duceysan lahaa oo adkaarta badsan lahaa. Waxaad aragtaan dhalin yaro badan oo shaqeysan jirey markii hore, haatana dhooban meelaha moolshada hortooda ama qaar ayaga is dilaya xabbado isku cayrsanaya. Haddaba walaalayaal si aan u badbaadino dadkeena xanuunsan ama mukhaadaraadka dilooday in aan badbaadinno oo aan ku daweyno quraanka alle iyo in sidoo kale lala xiriiro hay’adaha caafimaadka sida dhakhaatiirta iyo meelaha gaarka ee lagu daweeyo bulshada. Fadlan nagala soo xiriir Masjid Abu ureyra ama New American Resource Center si Lagaaga caawiyo arrimaha daaweynta quraanka ama maadiga ah. ■

Wacyi Galinta

Ardada Dugsiyada

Dhexe ee Columbus

New American Resource Center waxay ku dadaaleysaa in ay gaarsiiso farriimaha ay u sidon bulshada dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada.

Ardada dugsiyada dhexe ee Mifflin middle school oo aaan kula kulanayiskuulka dhexdiisa , waxaan kala hadalney dhammaan waxa keeni kara cudurrada maskaxda oo uu ugu horreeyo Bullinka ama cayda ama bahdilaada ardeyga kale, taasoo u keeni karta isku buuq iyo in uu ardaygii uu noqdo qof isdila ama waxyeelo u geysta ardada kale. Haddii aad aragtaan ardey caayaya ama bahdilaya ardey kale fadlan la xiriir maamulka una sheeg waalidkaa sida ugu dhakhso badan.

Ogow cayda iyo bahdilaada qofna uma fiicana ayaan kula taliney ardada.

Waa muhiim in ardaygu uu si nabad ah ku dhigto iskuulka asagoo aan la caayin ama baqayn, waana mid u wanaagsan ardey walba oo ku jira waxbarasho. Fadlan haku sameyn ardey kale bulliing ama caay, haddii aadan jecleyn in lagugu sameeyo. Xaq dhowr ardeyga kele waligaa. Waxaad naftaada la jeceshahay la jeclow.

Cudrrada maskaxa ee ku dhaca ardayda waxaa ugu badan middan oo ah bulling. ■

MARCH 2023 · The New American Post · PAGE 7
Waa ardeyda dhigata Dugsiga dhexe ee Mifflin Middle School

Covid-19ka Weli Waa Jiraa Ee Iska Jira!!!

Weli waxaa maskaxdeena ka sii guuxaya dhibaatadii uu nagu reebay cudurka Covid19 ee labadii sano ee la soo dhaafay 2020-2021 oo ahayd labo sano oo dhibaato nafeed iyo mid dhaqaale soo gaarsiiyey dhammaan dunida oo dhan, gaar ahaan waddanka Mareykanka oo ay ku naf waayeen Milyan iyo bar, iyo dhaqaale dhan dhowr billion oo doolar,

Waxaa aad loo yareeyey isku socodkii iyo safarradii, sidoo kale waxaa la xirey dhammaan goobihii waxbarashada oo dhan, waxaa yaraatey salaantii iyo dhunkashadii dadku laabta is galin jireen, waxaa la amray in goobaha shaqada dukaamada, xafiisyada dadka kala fogaadaan lix feet ama laba mitir, waxaa khasab laga dhigay afjeerka(maaska) afka lagu xirto meel walba, waxaa la qaatey dhowr tallaal oo isdaba joog ah oo la leeyahay qofkii qaata waa bad baadayaa ilaah baa wax bad baadshee.

Haddaba walaalayaal Cudurkii Covid-19 waa yaraadey laakiin weli lama dabar goyne weli waxaa u dhinta 400-500 oo qof usbuuc walba, welina qaboobahan inta lagu jiro waxaa laga yaabaa in uu ka sii bato oo faafo. Haddaba waxaan bulshadeena ku waani-

nayaa in aysan is-dhigan oo digtoonaadaan iyagoo taxaddar gaar ah muujinaya meelaha la isugu yimaado, sida xafladaha kala duwan, goobaha cibaadada, iyo shirarka guud oo aad qaadataan maaska ama af-xirka.

Waxaa kale oo aad u muhiim ah in in aad mar walba faraha lagu dhaqo biyo iyo saabuun ama dareeraha dila jeermiska oo meel walba laga helo. Fadlan ha taaban afkaaga indhahaaga iyo wejigaaga inta aad gacmahaaga ka dhaqeyso si aad uga badbaado waxyeelo cudurka ku soo gaartw adiga iyo qoyskaaga.

Walaalayaal ha dhayalsanina cudurkan Covid-19ka weli waa jiraaye iska jir oo ha ku kadsoomin. Hadii aad iska shakido oo aad isku aragto calaamadahiisa fadlan ha tegin goobaha la isugu yimaado oo ku ekow gurigaaga adigoo is ticmaalaya maaska, fadlan aad goobaha caafimaadka oo iska hubi in aad qabto iyo inkale. Hadda marka laga qaado Cevid-19 test ama tijaabo ah waxaa laguugu sheegayaa shan iyo toban daqiiqo in aad cudurka qabto iyo inkale. Haddii aad talo kabixin rabtaan nagala soo xiriiir Urgent Care cleveland iyo Morse ku yaal. ■

PAGE 8 · The New American Post · MARCH 2023
PremieRx Pharmacy is a full-service independent pharmacy in Columbus, Ohio 4633 Morse Centre Rd, Columbus, OH 43229 (614) 924-2124 www.premierxpharm.com

With more than 7 years of professional experience, Universal Detailing specializes in providing complete detailing services for a wide range of vehicles from luxury cars to family-sized SUVs. Whether your vehicle is your most prized possession or simply reliable transportation serviced for your daily commute, Universal Detailing is sure to take great care of your investment. Our services include window tinting, car washing, hand waxing, steaming, and specialty hand buffing. No one comes close to our white-glove service!

We pride ourselves on our quick and efficient mobile detailing and car delivery services. Ask about local pick up and delivery, additional fees may apply.

We’ll also bring you back to your desired location.

We are widely trusted within the community as we continue to offer best-of-class service and care.

4085 Westerville Rd, Columbus, OH 43224 www.universaldetailing.net

414-6414

MARCH 2023 · The New American Post · PAGE 9
(614)

Maxay Kugula Talinayaan

Dhakhaatiirta Dhinaca

Cudurrada Maskaxda

Waxaan wareysi gaar ah ugu tagney xaruntiisa caafimaadka ee United Urgent Care ee woqooyiga magaalada Columbus Dr. Mohamed Hashi, waxaana ka wareysaney cudurrada faafa iyo cudurrada dhimirka oo waayahan ku soo badanaya bulshadeena ku nool Columbus, Ohio dhibaato ba’an ku haya.

Wuxuu Yiri” Waxaad ogtihiin labadii sano ee la soo dhaafey sida cudurka Covid-19 ugu faafey wadanka oo dhan dileyna in ka badan hal milyan oo qof.

Alxamdulillah inkastoo uu weli jiro, hadana ma badna oo waxaa loo baahan yahay in weli la taxadaro oo meelaha la isugu yimaado af jeebka la xirto sida aroosyada iyo xafladaha dadka badan

isugu imaanayaan, sidoo kale mar walba faraha la dhaqo mar walba aad taaabato meelo kala duwan oo aadan taaban indhaha, sanka iyo afka intaad ka nadiifineyso gacmahaaga.”

Midda labaad wuxuu Dr. Hashi ka warramay sida cudurka dhimirka ugu soo badanayo bulshadeena wuxuuna yiri”

Inkastoo saameyn weyn uu ku leeyahay xirnaantii meel walba la xirey Covid19kii dad badana lumiyeen shaqadoodii iyo ganacsigoodii oo loo xiriirinayo cudurka dhimirka in uu kor u kacay sannadahaas, hadana waxaa inta badan sababa walaahowga iyo wel welka badan( depression), sidoo kale waxaa laga qaadaa isticmaalka xad

dhaafka ah ee maandooriyaasha sida

Cabitaanka aalkolada, daroogooyinka kala duwan, kiniiniyada loo isticmaalo cudurro kala duwan oo si xad dhaaf ah loo qaato, mararka qaarkoodna waa wax la kala dhaxlo oo qoysku isu gudbiyo”. Waxaan kula talinayaa bulshada soomaaliyeed haddii ay dareemaan in wax si ka yihiin dhanka maskaxda sida xaaq badan,hurdo la’aan, murugo badan oohin badan ama qosol aan meel lahayn ama mid ka mid ah qoyskooda in aysan ka xishoon oo ay aadan hay’adaha caafimaadka ku shaqada leh, sababta oo ah maskaxda waa qeyb ka mid ah jirka haddii ay xanuusato waxaa baaba’ya dhammaan jirkii oo dhan oo meesha

hagta oo go’aamada dhan ka soo baxaan. Waa la daweyn karaa sida loo daweeyo Cudurrada jirka kale ku dhaca. Walaalayaal waxaan mar kale idin kula talinayaa in hay’addan New American Resource oo wada wacyi galin iyo talo ka bixin halka ugu habboon ee lagu daweyn karo cudurrada dhimirka, ha noqota quraan lagugu daweeyo ama sida ugu sahlan ee loola xiriiro dhaqtarrada ka shaqeeya maskaxda iyo daweyntooda la soo xiriir. Waa dadkaagii uma baahnid turjumaan waxayna kugu hagayaan meesha kugu habboon ee daweynta. ■

PAGE 10 · The New American Post · MARCH 2023
Mar walba ogow caafimaadkaaga
MARCH 2023 · The New American Post · PAGE 11
Ka caymiso gawaaridaada , Gurahaaga iyo ganacsigaagaba caymiskan waxaana ku helaysaa qiimo jaban
PAGE 12 · The New American Post · MARCH 2023
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.