1 minute read

Wacyi galinta hay’adaha dowliga

Mr. Liban Bulle CEO of NARC oo cashar dhaqanka siinaya hayadaha Columbus, Ohio

Haya’adda New american Resource Center waxaan saameyn ku leenahay dhammaan buslshada noocyadeeda kala duwan, sida dhallinyarada hooyooyinka, ganacsatada, waayeelada iyo ardeyda dhigata iskuulada.

Advertisement

Waxaa kaloo muhiim ah in dhinaca kale ay hay’adaha dowliga ah ama xoojiyayaasha sharrciga (law enforcement) maxkamadaha, qoyska iyo shaqada (job and family) aan dhammaantood dhaqanka, caadada iyo diinta bul- shadeena rumeysan yihiin ama ay ku dhaqmaan. Waa muhiim in ay is fahmaan hay’adahaan ka socda dowladda ama gobolka ohio oo dhan gaaar ahaan Franklin County oo badankeen deggen nahay iyo bulshadeena si looga fogaado dhibaatooyin ama is-fahmi waaga ka dhex dhaca bulshadeena iyo hayadaha dowliga oo nooc walba leh ee ka shaqeeya Franklin County, Ohio. Casharradaan waxaan bixnaa bil walba, qaarkoodna seddexdii bilba mar. ■