Page 1

WARGEYSKA DALKA

WARGEYSKA DALKA

Isniin 12 February 2018

Wargeyska

DDAALLKKAA

Wargeyska Dalka, Waa wargeys Toddobaadle ah oo ay soo saarto Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Email: info@dalka.gov.so

TODDOBAADLE

SANADKA 4 AAD

AXADLE

QIIMAHA: 5000 Sh.So

EMAIL: INFO@DALKA.GOV.SO

Tallaabooyin Taariikhi ah oo la qaaday 12-kii bilood ee la soo dhaafay socdaala dalka Kiinya oo lagu baari jiray magaalada Wajeer iyaga iyo waxa ay wataan, waqti fara badana lagaga lumin jiray dadka socdaalka ah iyada oo horay loogu sii baaray garoonka Aadan C/lle Cusmaan ee Magaalada Muqdisho MAAMULKA HAWADA SOOMAALIYA. Waa markii ugu horaysay oo ay Dawladda Madaxweyne Farmaajo muddo ka badan 27 sano ka dib ay dib ula soo wareegto hawadeeda Soomaaliya iyada oo intaas laga maamulayey dalka Kiinya, taas oo ay dawladihii dalka Soo maray ay arintaasi Bah Dil ku ahayd SOO DAYNTA MAXAABIISTA. Waxaa wax lagu farxo ahaa in ay waalidiin iyo ehelo badan ay aad iyo aad u soo dhaweeyeen in hogaanka ugu sareeya dalka ay ku guulaysteen in ay xabsiyada dalalka Aduunka qaar ka mid ah maxaabiistii ku xirnayd ay ka soo daayeen ka dib markii dadaal xooggan u galeen arintaas ka farxisay in badan dadka Soomaaliyeed gaar ahaan dadkii dadkooda ka maqnaa. SOCDAALKA NABADDA.

Wax kasta oo biloowda waxay leeyihiin dhamaad dhextaal iyo gunaanud, sidaas darteed maalintii la caleemo saaray Madxweyne Max’ed C/laahi Farmaajo waxaa laga joogaa 12 toban bilood oo gaw ah. Haddaba saw ma oran karno doorashadaasi waxay ahayd mid shacabka Soomaaliyeed farxad gelisay islamarkaana ay ku diirsadeen, waxaana dhabtii qabsoomay amaba u qabsoomay xukuumaddii uu Madxweynaha Wasiirkeeda koowaad uu u magacaabay 12 Tilaabo oo Taariikhi ah in badanna ay xusuusteeda ku qornaan doonto Quluubta horusocodka Soomaaliyeed.

HESHIISKA SOCDAALKA EE SOOMAALIYA IYO KENYA. Waxaan wada ogsoonahay in ay magaalada Nayroobi ee dalka Kiinya ay kulan kuwada yeesheen Madxweyne Farmaajo iyo Dhigiisa Dalka kiinya Uhuro Kiinyaata, iyaga oo si laabsami ah uga wada hadlay xiriirka labada dal dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, ganacsiga, iyo Amaanka. Waxayna ku wada heshiiyeen dhamaan hirgelinta qodobadaas kor ku tibaaxan. Heshiiskani waxa uu meesha ka saaray in dadka u

KA EEG GUDAHA WARARKA Bogga 2-3-4-aad

A. BULSHADA Bogga 7-aad

DIINTA Bogga 6-aad

DHAQAALAHA Bogga 10-aad

Dawladda soomaaliya ee sida runta ah daacadda ka ah soo celinta qaranimada iyo midnimada umadda Soomaaliyeed ee uu garwadeenka ka yahay Mud: Max’ed C/laahi Farmaajo, ayaa waxay garwaaqsatay markii ay ogaatay in Soomaaliya ay u baahan tahay dib u heshiisiin ka dib markii soomaalida ay isu dileen qabiil qabiil jufo jufo, in ay lagama maarmaan tahay in madaxda sare ee dalka ee cusub in ay booqashooyin ku kala bixiyaan guud ahaan gobolada dalka gaar ahaana goobaha aan looga maarmin dib u heshiisiinta, waxaana arintaasi si gaar ah isugu xil saaray Madaxweyne Max’ed C/laahi Farmaajo, waxa uuna ka soo hooyey Guulo taariikhi ah Socdaaladii u badnaa Dhulka ee uu ku soo kala maray Maamul Goboleedka Buntland iyo Gal Mudug. Safaarkaas oo uu Madaxweynaha ugu magac Daray Socdaalka Nabadda, wuxuuna qaatay safarkaasi Muddo Gaaraysa 3 Usbuuc oo isdabayaal, iyadoo Safarkaasi uu muujiyey kalsoonida dadka Soomaaliyeed ay ku qabaan dawladooda ay ugu magac Eeg bogga 2-aad

FAALLO & FALANQEYNN

MADADALO

DHALINYARO

SUGAANTA

Bogga 5-aad

Bogga 11-aad

Bogga 9-aad

Bogga 8-aad

4

Bogga 1 aad  
Bogga 1 aad  
Advertisement