Wargeyska Gobollada Dhexe - Maajo 2016

Page 1

Qiimaha 3000 Sh, So

Wargeys bille ah, kana soo baxa magaalada Dusmo reeb Axad, 01 maajo 2016, Cadadka 038-aad, Sanadka 4-aad

MAXAA CUSUB?

HALACSO HORUMARKA DEGMADA HOBYO | bogga 2aad

Roobabkii guga oo ka da'ay gobollada dhexe Roobabkii guga ayaa ka curtay deegaannada gobollada dhexe, oo roobab ay ka de’een aad loogu diirsaday. Magaalada Dusmo reeb, ee xarunta maamulka Galmudg, ahna magaalo madaxda Gaguduud, ayaa iyana roobabku ka de’een. Bulshada oo baryahan roobdoon wadday ayaa ku farxay raxmadda Eebbe ee ku hoortay deegaannada, waxa ayna Alle uga mahad celiyeen raxmaddiisa, uu ugu deeqay, iyagoo dadku isugu soo baxeen fagaarayaasha magaalada. | bogga 3aad.

QORAALLO KALE

Dawladnimo Wadaag bogga 4aad

Dib u noqo W/Q: Cabdiqaadir Cali | bogga 5aad


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.