Wargeyska Gobollada Dhexe - Abril 2016

Page 1

Qiimaha 3000 Sh, So

Wargeys bille ah, kana soo baxa magaalada Dusmo reeb Jimco, 01 abril 2016, Cadadka 037-aad, Sanadka 4-aad

MAXAA CUSUB?

GUULEED OO DHAGAX DHIGAY WADO CUSUB | bogga 2aad

Gadoon oo shir dib u heshiisiin lagu qabtay Degmada Gadoon, ee gobolka Galguduud, ayaa waxaa ka dhacay shir dib u heshiisin ah, oo ay soo qabanqaabiyeen qeybo ka mid ah bulshada ku nool deegaanka. Waxaa hore uga dhacay Gadoon dagaallo iyo dhibaato keentay qax iyo cadaawad daba dheeraatay.Aqoonyahannada, siyaasiyiinta, waxgaradka iyo masuuliyiinta Galmudug, ee deegaankaas ka soo jeeda, ayaa is la gartay, in ay laga ma maarmaantahay, in la qabto shir dib u heshiisiin, oo reer Gadoon u gaar ah. | bogga 3aad.

QORAALLO KALE Cudurka Qandho Caseeyaha W/Q: Xasan Kheyre | bogga 4aad

Hambalyo Wargeyska G/Dhexe

W/Q: Cabdiraxiim Galayr | bogga 4aad

Dagaalka Dusmo reeb W/Q: Cabdiqaadir Cali | bogga 5aad