S termguide2016 somali

Page 1

TAARIIKHDA KAMA DAMBAYSTA AH EE CODSIGA WAA: JIMCO, ABRIIL 15, 2016

TUSMADA BARNAAMIJKA XILLIGA

XAGAAGA (S-TERM) EE 2016 JADWALKA TUSMAADA Sahmi oo Si Wacan u Baro Barnaamijka Xilliga Xagaaga ee Saint Paul

2

Taariikhaha Barmaamijka Xagaaga

2

Habka Diiwaan-Galinta

3

Barmaamijka Xagaaga Waxyaabaha uu ka Kooban Yahay

3

Qaanuunka Gaadiidka

4

Ku Saabsan Ardayda Fasallada 8-aad ilaa iyo12-aad

5

Ku Saabsan Ardayda Fasallada Kilaa iyo 7-aad

6

CDF Freedom Schools

6

U Gaar Ah Dadka Deggan Aaagga Promise Neighborhood

7

Goobaha Degmada ee Laga Bixin Doono Barnaamijka Xiliga Xagaaga

7

Community Education

8

BOOQO BARTA SUMMER.SPPS.ORG SI AAD ISU DIWAAN GALISO AMA U HESHO MACLUUMAAD DHEERAAD AH SAHMI OO SI WACAN U BARO DUGSIGAAGA DADWEYNAHA EE SAINT PAUL (651-767-8110) (651-767-8110) (651-767-8110) Tusmada Barnaamijka Xilliga Xagaaga ee Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul Taariikhda Kama Dambaysta ah ee codsiga waa: Jimco, Abriil 15, 2016 | 1 (651-767-8110)


Barnaamijka Xilliga Xagaaga (S-Term): Sahmi oo Si Wacan u Baro Barnaamijka Xilliga Xagaaga ee Saint Paul Barnaamijka Xilliga Xagaaga wuu fursado badanyahay! Barmaamijka xilliga xagaaga ee Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul wuxuu sinayaa ardayda fasallada K- ilaa 12aad fursado ay kaga soo kabsadaan fasalladii dhaafay, in ay xajiyaan/hayaan wixii ay barteen sanadka gudihiisa, kuna dadaalaan sidii ay ku qalin jabin lahaayeen. Sidoo kale, ardayda barmaamijka ka qayb-qaata, cashiro iyo nashaadaad kale ayaa loo fidinayaa oo xiiso u leh waxbarashada. Xog dheeraad ah iyo is diwaan-galinta ka eeg barta summer.spps.org.

Taariikhaha Barnaamijka Xilliga Xagaaga Xiisadaha barmaamijka xilliga xagaaga waxay bixi doonaan maalmaha Isniinta - Jimcaha, lix saacadood maalin walba. Saacadaha goobuhu waa ay kala duwan yihiin.

Juun S

M

T

Agoosto

Luuliyo

W

T

F

S

1

2

3

4

S

M

T

W

T

F

S

1

2

S

M

T

W

T

F

S

1

2

3

4

5

6

5

6

7

8

9

10

11

3

4

5

6

7

8

9

7

8

9

10

11

12

13

12

13

14

15

16

17

18

10

11

12

13

14

15

16

14

15

16

17

18

19

20

19

20

21

22

23 24

25

17

18

19

20

21

22

23

21

22

23

24

25 26

27

26

27

28

29

30

24

25

26

27

28 29

30

28

29

30

31

31 Barmaamijka Xilliga Xagaaga Doorka 1-aad (4 Usbuuc): Juun 20 - Luuliyo 14 (Iskuul Ma jiro Maalinta Isniinta ah, Luuliyo 4)

Barmaamijka Xilliga Xagaaga Doorka 2-aad (4 Usbuuc): Luuliyo 18 – Agoosto 11 CDF Freedom Schools (6 Toddobaad): Luuliyo 18 – Agoosto 26

2 | Tusmada Barnaamijka Xilliga Xagaaga ee Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul Taariikhda Kama Dambaysta ah ee codsiga waa: Jimco, Abriil 15, 2016


Habka Diiwaan-Galinta Barnaamijka Xilliga Xagaaga Waxaa cusub sanadkan! Diwaan-galinta internet-ka ee fasallada K-8.

Haddii aadan hubin in ay tahay in aad cunugaaga diiwaan-galisid, shabakada waalidiinta ee Parent Portal dib uga eeg dhibcaha cunugaaga ama weydii lataliyaha iskuulka ama macallinkiisa. Haddii aad su’aalo dheeri ah qabtid, wac waaxda waxbarshada ee Alternative Education lambarka telefoonka 651-744-8020.

Ardayda SPPS ee hadda dhigta fasallada K-8:

Ardayda Fasallada K- ilaa iyo 8-aad: Waxaad si dhakhso leh isaga diwaan galin kartaa macluumaad gaadiidka ku saabsana aad ka heli kartaa barta internet-ka ee ah summer.spps. org. Waxaa sidoo kale la buuxin karaa foomka diiwaan-galinta ee buuga ku lifaaqan ka dibna boostada ku soo dir ugu dambayn 15-ka bisha Abriil 2016.

Ardayda SPPS ee hadda dhigta fasallada 9-12:

Ardayda Fasallada 9-aad ilaa iyo 12-aad: Waxaa diiwaan-galinta kala shaqaynaya konsilaarka iskuulka. Waa in aad is diiwan-galisid ugu dambayn Jimcada oo ah 15-ka Abriil, 2016.

Ardayda aan ka tirsanayn-SPPS ee hadda dhigta fasallada K-12:

Ardayda aan ka tirsanayn SPPS ee fasallada K-12: waxay isticmaali karaan foomka waraaqda ah ee diwaan galinta oo laga heli karo summer.spps.org ama waxay wici karaan waaxda waxbarshada ee Alternative Education lambarka telefoonka 651-744-8020.

Barmaamijka Xagaaga Waxyaabaha Uu Ka Kooban Yahay

Waxbarasho

Fasallo laga bixin doono goobo munaasab ah oo ku yaalla degmada Saint Paul ayey ardaydu diiradda ku saari doonaan maadooyinka sida akhriska iyo xisaabta. Barmaamijka xilliga xagaaga waxaa uu leeyahay jawi ku habboon waxbarshada sanadka oo idil.

Quraac iyo Qado

Quraacda iyo qadada waxay u yihiin lacag la’aan ardayda da’doodu tahay 18 sano jir iyo wixii ka yar. Labo galin ayaa la bixin doonaa cunno nafaqaysan maalin kasta. Cunnada waxaa ka mid ah scratch entrees, salads, cunto la dubay, khudrad iyo miro madani ah.

Gaadiidka

Gadiidka basaska ayaa diyaar u ah inta badan ardayda ka qeyb-galaya barmaamijka xilliga xagaaga ee iskuul ku yaala aagga ay deggan yihiin (bogga 4-aad ka eeg khariirada iyo qawaaniinta gaadiidka).

Qalabka Muusikada Barmaamijyada xilliga xagaaga ee1-aad iyo 2-aad waxay ilmaha fasallada 5-aad ilaa iyo 7-aad ku baran karaan qalabka heesaha lagu sameeyo. Waxay sidoo kale heli doonaan qalabka heesaha iyo buugaag sharaxaya habka heesaha loo sameeyo oo ay ku tababartaan.

Tusmada Barnaamijka Xilliga Xagaaga ee Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul Taariikhda Kama Dambaysta ah ee codsiga waa: Jimco, Abriil 15, 2016 | 3


Gaadiidka baska ee Iskuulka

MAP Aagga Soonayaasha Dugsiyada Xaafada Xadka Wadada 35E Xuduudaha F1/F2 Xarumaha S-Term Site Raadi Aagaaga Khariirada ka soo saar aagga (A-F) ee aad ku nooshahay si aad uga xulatid dugsiga dookhaaga ah xilliga Barnaamijka Xagaaga.

Yaa raaci kara basaska xilliga lagu gudajiro barnaamijka xagaaga?

Ardayda fasallada K- ilaa iyo 4-aad , ardaydaas oo la soo qaadi doono lana dhigi/celin doono haddii uu cinwaanka gurigu ku yaallo gudaha nawaaxiga iskuulka aaggaas laga bixinayo barmaamijka xilliga xagaaga. Sidoo kale cinwaanku waa in uu in kabadan nus mayl u jiraa iskuulka bixinaya barmaamijka xilliga xagaaga. Ardayda fasallada 5 - ilaa iyo 12-aad, ardaydaas oo la soo qaadi doono lana dhigi/celin doono haddii uu cinwaanka gurigu ku yaallo gudaha nawaaxiga iskuulka aaggaas laga bixinayo barmaamijka xilliga xagaaga. Sidoo kale cinwaanku waa in uu in kabadan hal mayl u jiraa iskuulka bixinaya barmaamijka xilliga xagaaga.

Aagaga iskuulka looga soo lugayn karo waa la sii cadeeyay/qayaxay. Khariirada sharaxaada aagaasi waxaa laga heli karaa xafiiska iskuul kasta. XUSUSNOW: Qoysasku waa in ay ilmahooda iskuulka keenaan haddii aysan gaadiid xaq u yeelanin sida ku qayaxan qaanuunka. Haddii aadan hubin in ilmahaagu xaq u leeyahay gaadiid inta lagu guda jiro xilliga xagaaga, fadlan la xiriir waaxda gaadiidka ee SPPS oo talefonkoodu yahay 651-696-9600 ama emailkan: transportation@spps.org.

4 | Tusmada Barnaamijka Xilliga Xagaaga ee Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul Taariikhda Kama Dambaysta ah ee codsiga waa: Jimco, Abriil 15, 2016


Ardayda Fasallada 8-aad Ilaa iyo 12-aad Dugsiga sare waa marxalad muhiim u ah ardayda oo idil. Barmaamijka xagaaga wuxuu ardayda fasalka 8-aad siinayaa fursad ay horey ugu sii bilaabaan sidoo kalena ay ula sii qabsadaan dugsiga sare halka ardayda fasallada 9-aad ilaa iyo fasalka 12-aad ay si wanaagsan ugu sii dhaba qaadayaan qalin-jabinta. Fursadaha Fasalka Sideedaad

Doorka/Qeybta 1-aad ee barmaamijka xagaaga uma furna ardayda fasalka 8-aad. Doorka/Qeybta 2-aad ee barmaamijka xagaaga wuxuu ardayda siinayaa fursado ay ku dhisaan xirfadahooda maamulnimo iyo kuwa ku saabsan maadooyinka xisaabta iyo akhriska iyo isu diyaarinta dugsiga sare. Ardayda fasalka 8-aad ee ku nool nawaaxiga (Promise Neighborhood) waxaa u furan in ay iska diiwaan-galiyaan doorka/qeybta 2-aad ee barmaamijka xagaaga ama barmaamijka CDF Freedom Schools (fiiri bogga 4-aad). Doorka Labaad ee xagaaga (S-Term 2)

CDF Freedom Schools

Harding*

Hazel Park*

Luuliyo 18 – Agoosto 11

Fasalka 8-aad

Luuliyo 18 – Agoosto 26

Washington*

Rondo* *Diwaan galinta ardayda waxaa lagu salaynayaa cinwaanka degaanka

Iska diwaan gali summer.spps.org ama isticmaali foomka diiwaan-galinta ee buugaan ku lifaaqan.

Ka soo Kabashada Fasallada/ Kredhityada Kaa Lumay

Ardayda fasalka 9-aad ilaa iyo kan 12-aad, oo uu ku yimid dib-udhac ilaa iyo lix fasal (kredhit) iyo wixii ka yar, waxay iska diwaan-galin karaan doorka 1-aad ama kan 2-aad ee barmaamijka Xagaaga. Hadiise dib-dhacoodu ka badan yahay lix fasal ama (kiredhit) waa in ay iska diwaaan-galiyaan labada dowr/qeybood ee barmaamijka xagaaga 1-aad iyo barmaamijka xagaaga 2-aad si ay uga soo kabsadaan dhibcaha ka lumay. Fasallada lagu qaato internet-ka (Online classes) waxaa laga helayaa Saint Paul College waxaana qaadan kara ardayda u dhexeeya 16-21 jir. Ardayda iskuullada AGAPE iyo Harding isla markaana isticmaala adeegga xanaanada caruurta ee SPPS, waxay ka qaadanayaan barnaamijka xagaaga (S-Term) iskuulka Gordon Parks, waxayna ka helayaan adeega xanaanada caruurta iskuulka AGAPE. Fadlan la xiriir la-taliyaha ama konsilaarka iskuulka si aad u ogaatid fursadaha ugu fiican ee barmaamijyada xiliga xagaaga. Barnaamijka Xagaaga Qeybtiisa 1-aad (S-Term 1) Juun 20- Luuliyo 14 Iskuul ma jiro Isniinta, Luuliyo 4

Fasallada 9-11

Doorka Labaad ee xagaaga (S-Term 2) Luuliyo 18 – Agoosto 11

Harding* Washington* Harding

Fasallada 8-11

Washington

Fasallada 9-12: Ardayda hadda dhigata Gordon Parks, Journeys, River East

Gordon Parks**

Gordon Parks**

Fasallada 12: Arday kasta oo u baahan wax ka badan 12 koorso (Credits)

Gordon Parks**

Gordon Parks**

Saint Paul College

Saint Paul College

Fasallada 11-12: Arday kasta oo u baahan 12 koorso (Credits) ama wax ka yar

S-Term classes at Saint Paul College are in-person only OR a combination of in-person and online

Xulashooyinka kale Ardayda hadda dhigata LEAP

LEAP *Diwaan galinta ardayda waxaa lagu salaynayaa cinwaanka degaanka ** Ardayda dhigata AGAPE iyo Harding islamar ahantaana isticmaala adeegga xanaanada caruurta ee SPPS, waxay ka helayaan adeegga xanaanada carruurta iskuulka AGAPE.

Tusmada Barnaamijka Xilliga Xagaaga ee Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul Taariikhda Kama Dambaysta ah ee codsiga waa: Jimco, Abriil 15, 2016 | 5


Ku Saabsan Ardayda hadda dhigata fasallada K-7 Ardayda fasalka Kindergarten ilaa iyo fasalka 7-aad ee iska diiwaan-galiyay barmaamijyada xilliga xagaag doorka 1-aad iyo kan 2-aad, waxay helayaan caawimaad dhanka waxbarshada ee maadooyinka sida akhriska, qoraalka iyo xisaabta – Jawiga ay ardaydu wax ku baranayaan waa uu ka duwan yahay kan caadiga ah ee sanad-dugsiyeedka. Macallimiinta barmaamijka xilliga xagaaga waxay haystaan fursad ay kula jaan-qaadaan baahida waxbarasho ee ardayda kala duwan iyo sidoo kale fursad ay si qota-dheer oogu guda gali karaan maadooyinka ay baranayaan. Sidaas awgeed, ardaydu waxay helayaan wakhti dheeraad ah oo ay ku bartaan cashirrada ay donayaan. Jadwalka iyo goobaha barmaamijka xiliga xagaaga ka eeg bogga 7-aad. CDF Freedom Schools

Barmaamijka loo yaqaano Children’s Defense Fund (CDF) Freedom Schools, wuxuu xubin muhiim ah ka yahay barmaamijka xilliga xagaaga. Barmaamijkani waa mid soconaya lix usbuuc oo ardayda ka dhisaya dhinaca qoraalka iyo akhrista. Rixlooyin/safar gaaban oo waxbarasho (Field trips), heeso iyo bugaag ayaa loo adeegsan doonaa in lagu soo ban-dhigo wanaagga dhaqamada ardayda iyo sidoo kale in lagu kobciyo xirfadaha ardayda ee dhanka mamulnimada, sharafta iyo ad-adeyga. In ka badan 500 oo ardayda dhigata iskullada SPPS ayaa ka qayb-qaatay barmaamijyada Freedom Schools. Ardayda fasalka 8-aad ee aan qaadanaynin barmaamijka xiliga xagaaga doorkiisa 2-aad, waxaa lagu soo dhowaynayaa in ay ka qayb-qaataan barmaamijkan CDF Freedom Schools.

Haddii sanad-dugsiyeedka 2015-16 uu ilmo kuu dhigto fasallada K-4

Khariirada bogga 4-aad ka dhex raadi aagga aad deggan tahay. Ka dibna jadwalka hoos ka dhex-raadi barmaamijka xilliga xagaaga ee dhookhaaga ah. Barnaamijka Xagaaga Qeybtiisa 1-aad (S-Term 1) Juun 20- Luuliyo 14 Iskuul ma jiro Isniinta, Luuliyo 4

Area A

Hazel Park

Area B

American Indian Magnet

Doorka Labaad ee xagaaga (S-Term 2)

Luuliyo 18 – Agoosto 11

Area C-East

John A. Johnson

John A. Johnson

Area C-West

Mississippi

John A. Johnson

Area D

Riverview

Area E

Chelsea Heights

Chelsea Heights

EXPO

EXPO

Areas F1 and F2 ALL Language Immersion Students who live in any Area

Rondo: Mandarin, French, Hmong and Spanish immersion students only

CDF Freedom Schools

Luuliyo 18 – Agoosto 26

Hazel Park

Rondo Use area of residence to determine CDF Freedom Schools location.

Iska diwaan gali summer.spps.org ama isticmaal foomka diiwaan-galinta ee buuggaan ku lifaaqan 6 | Tusmada Barnaamijka Xilliga Xagaaga ee Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul Taariikhda Kama Dambaysta ah ee codsiga waa: Jimco, Abriil 15, 2016


Haddii sanadka 2015-16 uu ilmo kuu dhigto fasallada 5-7aad:

Khariirada bogga 4-aad ka dhex raadi aaga aad dagantahay. Ka dibna jadwalka hoose ka dhex-raadi barmaamijka xilliga xagaag ee dhookhaaga ah. Barnaamijka Xagaaga Qeybtiisa 1-aad (S-Term 1) Juun 20- Luuliyo 14 Iskuul ma jiro Isniinta, Luuliyo 4

ALL Areas

Central

Doorka Labaad ee xagaaga (S-Term 2)

CDF Freedom Schools Luuliyo 18 – Agoosto 26

Luuliyo 18 – Agoosto 11 Central

Areas A, B, C

Hazel Park

Areas D, E, F1, F2

Rondo

Haddii sanadka 2015-16 uu cunugaagu deganyahay nawaaxiga Promise Neighborhood uuna dhigto fasallada K-7-aad:

Rondo

Promise Neighborhood Grades 5-7

Central

Rondo

Rondo

Frogtown Jackson Elem. Lexington

Promise Neighborhood Grades K-4

Luuliyo 18 – Agoosto 11

University

Rice

Juun 20- Luuliyo 14 Iskuul ma jiro Isniinta, Luuliyo 4

Doorka Labaad ee xagaaga (S-Term 2)

Saint Paul Promise Neighborhood

Pierce Butler

Barnaamijka Xagaaga Qeybtiisa 1-aad (S-Term 1)

Maxfield Elem.

Summit University Selby

Goobaha kala duwan ee Barnaamijka Xagaaga Ardayda hadda dhigata fasallada K-11 waxay ka qayb gali karaan ciyaaraha, farshaxanka, xerooyinka deegaanka iyo dhaqanka ardayda kale ee guud ahaan nawaaxiga aagga metro. Barnaamijyadan xilliga Xagaaga waxay u yhiin ardayda lacag la’aan. Fiiri bogga 4-aad si aad u hesho macluumaadka ku saabsan gaadiidka. Booqo summer.spps.org si aad isu diwaan galiso ama u hesho macluumaad dheeraad ah. Camp Teranga with ArtsUs Ardeydu waxay baranayaan muusikada iyo farshaxanka, durbaanada Afrika, sheekooyin, iyo gabayo ku salaysan dhaqdhaqaaqa Afrika, fanka deegaanka iyo waxyaabo kale oo badan.

Ardayda hadda dhigata fasallada K-8

Juun 27 – Luuliyo 29 9 Subaxnimo – 4 Galabnimo Dunning Recreation Center 1221 Marshall Ave, St. Paul

Native American Program Ardeydu waxay baranayaan wacyi galin ku saabsan dhaqanka Native American-ka iyadoo la kaashanayo Waaxda Shaqada ee Indian-ka iyo Belwin Conservancy.

Ardayda hadda dhigata fasallada 1-5

Juun 20 – Luuliyo 1 9 Subaxnimo – 2 Galabnimo American Indian Magnet School 1075 3rd St. E. St. Paul Belwin Conservancy 1553 Stagecoach Trail S., Afton

National Youth Sports Program NYSP (Secondary) Ardaydu waxay helayaan khibrado ku saabsan koleejooyinka, tababarka hoggaaminta, waxbarashada faslka iyo dhaqdhaqaaqyo ciyaareed oo maalin kasta ah.

Ardayda hadda dhigata fasallada 5-11

Juun 20 – Luuliyo 15 8:30 Subaxnimo–1:30 Galabnimo University of St. Thomas 2115 Summit Ave, St. Paul (Goobtu way is badali kartaa)

National Youth Sports Program: World Cultures Ardaydu waxay helayaan khibrado ku saabsan koleejooyinka, barashada dhaqamada, waxbarashada faslka iyo dhaqdhaqaaq ciyaareed oo maalin kasta ah.

Ardayda hadda dhigata Fasallada K-4

Luuliyo 18 – Agoosto 12 8:30 Subaxnimo–1:30 Galabnimo University of St. Thomas 2115 Summit Ave, St. Paul (Goobtu way is badali kartaa)

Belwin Outdoor Science Program Barnaamijka Belwin waxay ardaydu ka helayaan khibrado ku salaysan saynis oo ah fasalka dibadiisa iyagoo isla markaana helaya khibradaha Ojibwe iyo Lakota.

Ardayda hadda dhigata fasallada 1-5

Qeybta1-aad: Luuliyo 11 – Luuliyo 15 Qeybta 2-aad: Luuliyo 18 – Luuliyo 22 9 Subaxnimo. – 2 Galabnimo Belwin Conservancy 1553 Stagecoach Trail S., Afton

Tusmada Barnaamijka Xilliga Xagaaga ee Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul Taariikhda Kama Dambaysta ah ee codsiga waa: Jimco, Abriil 15, 2016 | 7


Department of Alternative Education alted.spps.org | 651-744-8020 Booqo barta summer.spps.org si aad isu diwaan galiso ama u hesho macluumaad dheeraad ah

8 | Tusmada Barnaamijka Xilliga Xagaaga ee Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul Taariikhda Kama Dambaysta ah ee codsiga waa: Jimco, Abriil 15, 2016


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.