Page 5

hoogamiyashooda kanisadaha been abuur dulmi iyo fasaad ayna arkeen diintii Masxiiyada inaysan ahayn mid sax ah wayna isaga baxeen diintii Masiixiga waxayna qaateen diinta Islamka mar walbo oo ay Masiixiyada kafogaadaana waxay ku hormaraayeen aqoonta iyo tignolijiyada caalamiga ah, maxaa yeelay Masiixiyadu waxay car qaladaynaysay wadada horumarka ee musliminta. Muslimiintii baratay kutubtii khaldanayd ee Masiixiyida lahayd ee ay qoreen baadirinitii reer yurub ee ay ku kadsomay dacaayadii Ingiriisku uu Islaamka kasameeyay waxay noqdeen kuwa diinta kabaxay oo kajaahil ah diinta Islaamka, mar walba oo Islaamka kafogaadan waxay kadib dhacayeen aqoonta maxaa yeelay Islaamku waxaa uu amrayaa horumar iyo shaqo, go’aanka siyaasadeed ee dawlada Ingiriska waxa uu ahaa inay isku balaariyaan caalamka oo dhan si uu ula baxo khayradkooda dabiiciga ah gaar ahaan Hindiya, Afrika iyo in ay dadka kunool wadamadaas ugu shaqaystaan sida xoolaha hantida dadkasna ay ula wareegan oo ay u dhoofsadaan wadankooda, dhanka kale muslimiintu waxay dadka ugu yeerayeen cadaalad, isjacayl iyo iskaashi waxayna is hortaagayeen dulimiga iyo cadaaladarida iyo dacaayada beenta ah ee Ingiriiska, hadaba kitaabkeenaan waxaan u diyaarinay saddex qaybod: Qaybta Koowaad: Qaybtan waxay noo cadaynaysaa shirqooladii iyo dacaayadihii liitay ee ay diyaarisay Yahuuda uuna dhaqan galiyay Ingiriiska si ay Islaamka uga takhalusaan waxayna ka koban tahay todobada qeybood. Qaybta Labaad: Qorshayaashii ay ka dhaqan galinayeen wadamada Islaamka ayna ku burburinayeen labadii quwadood ee Islaamka ee kala ahaa Khilaafadii Cusmaaniyiinta iyo -5-

Qirashadii Jaajuuska Ingiriiska - iyo cadawtinimada ingiriiska ee islaamka u  

hOrdhaC Cadawga Islaamka waxaa ugu wayn Yahuuda iyo mushrikiinta sida Allahu Tacaalaa qur’anka kariimka noogu cadeeyay Allahu Tacaalaa waxaa...

Qirashadii Jaajuuska Ingiriiska - iyo cadawtinimada ingiriiska ee islaamka u  

hOrdhaC Cadawga Islaamka waxaa ugu wayn Yahuuda iyo mushrikiinta sida Allahu Tacaalaa qur’anka kariimka noogu cadeeyay Allahu Tacaalaa waxaa...

Advertisement