Page 30

Shiicadu waxa ay isku khilaafeen caqiidada waxa ay u kala baxeen laba iyo toban firqo waxa ay noqdeen hubduug ah macluumaadkan waxa kaga bogan kartaa kitaabka layirahdo (al Milal Wanixal) ] waxa uu ahaa ninkii hanka waynaa ee la oran jiray Muxamed Cabdi Wahaab al najdi waxa uu ahaa mid raaraca macnaha qur’anka kariimka iyo sunnada waxa uu ahaa mid iska horkeena ra’yiga culimadii hore, madaahibta afarta ah iyo ra’yiga asxaabta hadii uu umaleeyo inay aayada qur’aanka si khaldan ay ufahmeen ra’yigooda waxa uu katuuri jiray gadaal waxa uu dhihi jira Rasuulku waxa uu yiri (Waxaan Dhexdiina Uga Tegey Laba Culculus Oo Ah Kitaabka Quraanka Iyo Sunadeyda) mana uu san oran “Waxan idinkaga tagay kitaabka, sunnada, saxaabada iyo a’imada afarta ah’’6 sidaa darted waxa waajib ah in laraaco kitaabka iyo sunnada haba khilaafsanaadee ra’yiga madaahibta, saxaabada iyo culimada.7 Waxa su’aalo isdhaafsaday isaga iyo sheekh caalim ah oo Shiica ah oo magaciisa layirahdo Sheekh Jawadoo ka soo jeedo magaalo layiraahdo Kumi,waxa uu yiri hadii aad aaminsantahay Cali in uu yahay mujtahid maxaa uraaci wayday sida Shiicada oo kale? Muxamed Cabdi Wahaab waxa uu yiri Cali waa Cumar oo kale iyo saxaabada, hadalkiisuna xujo manoqonayo ee xujadu waa kitaabka iyo sunnada inkasta oo saxaabada [6] Muxamed ka Najdi wuxuu oraahdaan ku inkirayaa xaadiista sheekhaysa in laraaco asxaabta nabiga. [7] Manta jaahiliinta iyo khaa ininta eek u nool dhaamaan dalalka islaamka waxay xiran yihiin dharka lagu yaqaan culumaa udiinka markasay waxay weerarayaan culumada ahlusuna waxayna amaanayaan wahaabiyada waayo hanti aad u badan ayeey waxay kaqataan boqortooyada sucuudiga meel kastana waxay ka dhiganayaan hub iyo marmarsiiyo erayada muxamed binu cabdil wahaab ee la qurqurxiyey iyagoo ka tagaya aqwaashii asxaabta rasuulka iyo culumadii ahlusuna, dhabtuse waxy tahay erayada asxaabtaiyo tan culumada afarta madhab in aysan khilaafsaneey quraanka kariimka ah iyo axaadiista sharafta leh waxayna kumaysan darin ee iyada ayey fasireen, wahaabiyada sida ingiriiska o kale ayey muslimiinta ku dhagrayaan been ubuur ay samaysteen.

- 30 -

Qirashadii Jaajuuska Ingiriiska - iyo cadawtinimada ingiriiska ee islaamka u  

hOrdhaC Cadawga Islaamka waxaa ugu wayn Yahuuda iyo mushrikiinta sida Allahu Tacaalaa qur’anka kariimka noogu cadeeyay Allahu Tacaalaa waxaa...

Qirashadii Jaajuuska Ingiriiska - iyo cadawtinimada ingiriiska ee islaamka u  

hOrdhaC Cadawga Islaamka waxaa ugu wayn Yahuuda iyo mushrikiinta sida Allahu Tacaalaa qur’anka kariimka noogu cadeeyay Allahu Tacaalaa waxaa...

Advertisement