Page 16

nadiifiyaan afkooda iyo ilkahooda,mar marka qaarna afka ayey dhiig ka keentaa waxaana ku qasbanaaday inan istic maalo cadayga maxaa yeelay waxay aamin sanyihiin suno adag nabigooda Muxamadna Calayhi Salaatu Wassalaam amray, waxa ayna ku sheegaan fadli wayn, dhab ahaantii markaan ku cadaysadaba ilkahaa idhiiga lakiin wax yar kadib wuu i joogsadaa afkaygan wax qurun ah kuma harin balse waxaa aad usoo ura Ingiriiska afkooda. Mudadii aan joogay Istanbuul waxaan la joogay ama lanoolaa qaadimka masjidka layiraahdo (Masjidul Liqaa) wuxuu ahaa nin dabeecad wanaagsan magaciisana waxaa la yiraahaa Marwaan Afandi wuxuu la magac yahay saxaabadii rasuulka Calayhi salaatu wassalaam, wuxuuna ahaa mid kamida magacyada barakaysan waxaa uuna idhihi jiray haddii wiil laguu dhalo waxaad ku magacawdaa Marwaan maxaa yeelay Marwaan waxa uu ka mid ahaa raggii diinta Islaamka usoo halgamay waxaan ahaa mid ku nool khaadimka agtiisa waxa uuna ahaa mid ii soo diyaariya cuntada gaar ahaan maalinta jimcada(ciidda muslimiinta), ma aanan aadayn shaqada maalinka jimcada, maalmaha kalena waxaan aadi jiray shaqada oo ahayd farayaamiiste waxaana shaqayn jiray subixii waxaana uu isiinjiray intaan shaqaystay hal meelood barkii markii loo eego shaqaalahiisa. Waxa uuna ahaa magaciisu Khaalid waxa uuna ahaa mid akhrista qisooyinka Khaalid Binu Waliid xilliyada uu firaaqada haysto, Khaalid waxa uu ahaa halyaygii muslimiinta xilligii saxaabada, waxaa murjin jirtay xilkaqaadistii Cumar Binu Khadaab uu ku sameeyay Khaalid3 waxa uu ahaa mid dabeecad xun wuxuuna ahaa mid igu kalsoon maxaa yeelay kama horimaan jirin amaradiisa waxa uu ahaa mid yimaada salaada Jimcada maalmaha [3] In guulo Badan uu gaaro Abuu Cubayda Binu Jarraax oo lagu badalay Khaalid Binu-Waliid waxay tusaalo u tahay in sababta guushu aysan ahay khaalid ee ay tahay kaalmaha Allahu Tacaalaa oo kaliya.

- 16 -

Qirashadii Jaajuuska Ingiriiska - iyo cadawtinimada ingiriiska ee islaamka u  

hOrdhaC Cadawga Islaamka waxaa ugu wayn Yahuuda iyo mushrikiinta sida Allahu Tacaalaa qur’anka kariimka noogu cadeeyay Allahu Tacaalaa waxaa...

Qirashadii Jaajuuska Ingiriiska - iyo cadawtinimada ingiriiska ee islaamka u  

hOrdhaC Cadawga Islaamka waxaa ugu wayn Yahuuda iyo mushrikiinta sida Allahu Tacaalaa qur’anka kariimka noogu cadeeyay Allahu Tacaalaa waxaa...

Advertisement